Askari Soomaali Mareykan Ah Oo Maanta Lagu Maxkamadeyn Doono Dalka Mareykanka. Sheeko:Dalka Maanta ayaa lagu wadaa in magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalka Mareykanka inay ka billaabato qeybtii koowaad ee maxkamad ka dhan ah Maxamuud Nuur oo ah askari ka tirsanaan jiray boliiska… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhiriso: Ajendaha Shirka Goleyaasha Sharci-dejinta Ee Ka Socda Garoowe Waxaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ka socdo shir u dhaxeeya goleyaasha sharci-dejinta ee dowladda dhexe iyo kuwa dowladaha xubnaha ka ah. Haddaba, Halkan Ka Akhriso, Ajendaha Looga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Doodda Maqaamka Muqdisho Ka Dhex Bilaabatey Golaha Wasiirrada XFS Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya oo isniintii shir ku yeeshay Muqdisho ayaa ka hadlay maqaamka magaalada Muqdisho. Mas’uuliyiinta ka socday hay’adaha iyo wasaaradaha halbeegyada ku leh tubta siyaasadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni Oo Ka Hadlay Ujeedka Safarkiisa Imaaraadka Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo maanta safarkiisa ugu horeeyey dibadda uga baxay dowlad goboleedka ayaa sheegay inuu Imaaraadka oo ah wajhadiisa uu kala soo hadli-doono xiriirka labada dhinac, xoolaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Diyaar Ma U Yahay in Uu Ka Faa’ideesto Maskaxda Qurabjoogta Ee Bartay Xirfaddaha Isboortiga Iyadoo xulka qaranka dalkeena Soomaaliya uu koboc iyo natiijo wanaagsan kasoo hooyay tartamada qaarada Afrika sanadii 2018 waxaa jira dalbyo ku aadan macalimiin doonaysa hogaaminta ciyaartooyda xulka waxaana qeyb ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Waa Inay Dib U Eegtaa Xeeladaha Looga Hortago Weerarrada Argagixiso Si Wax Looga Qabto Xadgudubyada. Afar sano ka hor bishaan oo kale, dagaalyahanno hubeysan ayaa weeraray Jaamacadda Garissa iyagoo dilay 147 qof oo u badnaa arday. Wuxuu ahaa mid ka mid ah weerarradii ugu xumaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yariisow: Haddii Siyaasiyiinta Ka Qeybgali Lahaayeen Tartanka Orodka Ma Dhacayn Wixii Sabtidii Baarlamaanka Ka Dhacay Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho, Injineer C/raxmaan Cismaan Yariisow ayaa sheegay in xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya haddii ay ka qeybgali lahaayeen tartankii Oradka ee Jimcihii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xuseen Macallin “NISA Sharci Ma Ahan” (Muuqaal) Mid ka mid ah dadka ka faalooda amniga ayaa sheegay in hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka (NISA) aysan sharci ku dhisneen, taasina ay qeyb ka tahay amni darrada dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Xisbiga Wadani Oo Eedeeyay Xukuumadda Biixi Xisbiga wadani ayaa sheegay in xukuumadda Muuse Biixi ay xad-gudub ku sameysay hoggaanka xisbigooda, islamarkaana ay bilowday qorshe fowdo looga abuuray Somaliland. Afhayeenka xisbigaasi, Barkhad Batuun oo la hadlay warbaahinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga “Dowladda Haka Laabato Go’aanka Ay Ku Xirtay Waddooyinka Muqdisho” Sidaasi Waxaa Yiri… Aqoonyahan Nuur Sheekh Cali oo ka faalooda arrimaha ammaanka ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyey Goobjoog, waxa uu kaga hadlay arrimo u badan ammaanka dalka, gaar ahaan magaalada Muqdisho.…