Qeybdiid “Haddii Aanu Dastuur Jirin Walaahowga Aan Ku Noolnahay Kama Baxayno” Sheeko:Dalka Guddiga dastuurka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in muhiim ay tahay qabyo tirka dastuurkan si looga baxyo caqabado badan oo hadda jira. Guddoomiyaha guddiga, Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Axmed Madoobe “Waa in Xuquuqaha La Leeyahay La Kala Helo” Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya looga baahan yahay dhammeystirka dastuurka qabyada ah ee dalka u yaalla. Waxa uu sheegay Axmed Madoobe…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Garoowe: Shir Maanta u Furmaya Goleyaasha Sharci Dejinta Ee DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal waxaa maanta oo Isniin ah lagu wadaa inuu ka furmo shirka Shanaad ee goleyaasha sharci dejinta dowladda federaalka Soomaaliya iyo dowlad goboleedyada dalka ka jira.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo u Safraya Mareykanka Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Cali Kheye ayaa saacadaha soo socda u safraya dalka Mareykanka. Waxaa safarkiisa ku wehliya mas’uuliyiin ka tirsan hey’adaha dowladda federaalka ah. Ujeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kheyre Oo 3 Xildhibaan Wasiirro Ka Dhigey, 50 Xildhibaan in Ka Badan Ayaa Xukuumaddiisa Ku Jirta Ra’isul wasaaraha xukuumadda federaalka ah Xasan Kheyre ayaa maanta waxaa xukuumadda ku daray 3 xildhibaan. Xubnaha La Magacaabey: Xildhibaan Saalax Axmed Jaamac waxaa loo magacaabay Wasiirka Dastuurka Xildhibaan Sadiiq Xirsi…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Macallinkii Hore Qaranka Ghana Bashir Hayford Oo Loo Magacaabay Xulka Soomaaliya. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa shaaciyay in xulka qaranka Soomaaliya ay u magacaabeyn Bashir Hayford oo u dhashay dalka Ghana wuxuuna xilka ka badalay Macalin Maxamed Cabdulle Farayare oo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dhageyso: Taliska Booliiska Oo Sheegay Iney Qabteen Hub Badan Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa sheegay in deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka Muqdisho kusoo qabteen hub aad u badan oo dhulka lagu aasay. Taliye ku xigeenka ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Sarreeye…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasaaradda Amniga Oo Xildhibaannada Ku Tilmaantay Koox Rabto Iney Dhagar-qabayaashu Helaan Xogta Qaranka Wasaaradda amniga qaranka oo ka hadashay kulankii sabtidii ay golaha shacabka ugu yeereen hey’adaha amniga ayaa ku tilmaantay in ay xildhibaannada ay doonayeen in kor loola jahro xogaha amniga qaranka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Degmada Xamarjabab Oo Shaqada Laga Joojiyey Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in shaqada laga joojiyey guddoomiyaha degmada Xamarjabab ee gobolka Banaadir Ismaaciil Mukhtaar Cumar. Wararka waxaa ay intaasi ku darayaan in sababta ay tahay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo Oo Kulan Isugu Yeeray Golaha Amniga Qaranka Madaxaweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa kulan isugu yeeray golaha amniga qaranka, kaas oo lagu wado inuu dhaco dhammaadka April. Lataliyaha amniga ee madaxweyne Farmaajo Cabdi Saciid ayaa bartiisa Twetterka…