Kenya iyo Soomaaliya Oo Ka Wada-shaqeynaya Sii-deynta Dhakhaatiir La Afduubtey Sheeko:Arrimaha Amniga Labo dhakhtar oo Cuban jimcihii lagu afduubtay xadka Kenya iyo Soomaaliya, waxaana socda dadaallo ay wadaan dalalka Kenya iyo Soomaaliya oo lagu baadi-goobayo, laguna sii-deynayo. Afhayeenka Boliiska dalka Kenya Charles… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhaqaatiir U Dhashay Cuba Oo Lagu Afduubtay Dalka Kenya. Koox hubeysan ayaa ku afduubtay laba dhaqtar oo u dhashay dalka Cuba meel u dhaw xuduudda Kenya ay la leedahay Soomaaliya maanta oo Jimce ah waxaana xilliga la afduubanayey dhaqaatiirtaas…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Oo Mareykanku La Beegsaday Alshabaab. Militeriga dalka Mareykanka ayaa ka fuliyey duqeyn dhanka cirka ah koofurta Soomaaliya iyagoo beegsanaya xarrakada Alshabaab oo ah koox ka dagaallanta geeska Africa gacan saarna la leh AlQaeda. Duqeynta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Militariga Suudaan Oo Xiray Al-bashiir, Dalkana Maamuli-doono 2 Sano Wasiirka gashaandhigga Suudaan Cawad Bin Cawf oo bayaan ka akhrinayey Telefishinka dalkaasi ayaa sheegay in ay xireen madaxweynaha dalka Cumar Al-bashiir. Wasiirka waxaa uu intaas raaciyey in madaxweyne Al-bashiir uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Xariga Ka Jaray Xafiisyo Cusub Oo Laga Hergeliyay Koonfur Galbeed Guddomiye ku xigeenka 1aad ee xiriika Soomaaliyeed ee kubbadda cagta Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine) iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Cali Dhuux Maxamed ayaa si wadajir magalada Baydhabo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Al-bashiir oo 30 Kadib Xukunka Laga Tuurey Madaxweynihii Suudaan Cumar Albashiir ayaa la sheegayaa in xilka laga tuuray kadib 30 sano uu dalkaasi ka talinayey. Al-bashiir waa 75 jir, waxaa uu dalkaasi afgambi ku qabsaday 1989-kii, isna…
7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 59-guuradii Aasaaska Xoogga Dalka oo Maanta La Xusayo Maanta ciidamada xoogga dalka waxaa ay u dabaal-degayaan ciidooda, waa 59 guuradii ka soo wareegatay aasaasitaankooda. sida saxda ah waa 12-ka April, laakin waxaa loo soo hormaiyey sababo amni. Ciidanka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Soomaaliya Iyo Qadar Oo Ka Wada Hadlay Horumarinta Cayaaraha. Magaalada Muqdisho waxaa kulan muhiim ah kuwada yeeshay safiirka Qadar u fadhiya Soomaaliya Xasan Xamsa Asad iyo wasiirka ciyaaraha iyo dhalinyarada dowladda Khadiijo Maxamed Diiriye waxayna ka hadlaan horomarinta iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Ciyaartooy Badan Oo Soomaali Ah Dhawaan Waxa Ay Ka Ciyaaridoonaan Horyaalada Waawey Ee Yurub” Bashir Hayford Tababaraha dhawaan xulka kubbadda cagta Soomaaliya loo magacaabay Bashir Hayford ee kasoo jeeda dalka Ghana ayaa waraysi dhinaco badan siiyay Goobjoog waxaana wax laga waydiiyay qorshiisa kaga aadan horomarinta xulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Caafimaadka Oo Aqalka Sare Ka Akhrineysa Sharciyeedka Mihnadlayaasha Caafimaadka Golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ayaa maanta kulan caadi ah ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho. Kulanka oo ay xaadir yihiin ilaa 30 Senator, waxaa guddoominaya guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee…