Feysal Axmed Xasan Oo Ku Biiray Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdsiho City Sheeko:Cayaaraha Xidigihii saddexlayda bishii December 2018 ka dhaliyay xulka Jabuuti Feysal Axmed Xasan kana mid ahaa ciyaartooydii dalka u imaaday ciyaaraha saaxiibtinimo iyo is-dhaxgalka ayaa si rasmi ugu mid noqday naadiga… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Aabe Mukhtaar “Askarigii Wiilkeyga Dhaawaca Halista u Geystay Shaqadiisa Ayuu Wataa” (Dhageyso) Aabe Soomaaliyeed ayaa DFS ka codsaday in cadaaladda la horkeeno askari dhaawac halis ah u geystay wiilkiisa. Mukhtaar Ciid Miiney oo lasoo xiriiray Goobjoog, wuxuu sheegay in wiilkiisa oo wadey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Qaadacay Shirka Culimada Ee Muqdisho (Dhageyso) Maamulka Galmudug ayaa gabi ahaanba qaadacay shirka Culimada ee ka socda magaalada Muqdisho ee casimadda dalka. Xubnihii Galmudug ku matalayey shirkan ayaa isaga baxay, kadib markii ay sheegeen in wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Professor Gaandi: Maqaamka Muqdisho In Laga Hadlo Waa Waajib (Dhageyso) Professor Maxamed Cabdi Gaandi oo ka mid ahaa siyaasiyiin shir ku yeeshay magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegay in dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo laga doonayo iney caddeyso maqaamka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo Oo Shir Uga Qeybgalaya Masar Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray dalka Masar halkaas oo uu ka furmi doono shir lagaga arrinsanayo xaaladda dalka Suudaan. Shirkan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Iyo Siyaasiyiin Ku Baaqay In Lasoo Dhiso Xukuumad Cusub (Dhageyso) Qaar kamid ah Axsaabta siyaasadda ee dalka iyo xildhibaanno ayaa sheegay in xukuumad cusub loo bahanyahay xilligan kadib shir ay ku yeeshay Magaaladda nairobi ee dalka Kenya. Shirkan ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka ka imaanaya Isgoyska Tarabuunka ee magaalada Muqdisho ayaa waxay sheegayaan in halkaasi goor dhow uu ka dhacay qarax la sheegay in uu ku xirnaa gaari halkaasi marayey. Goob joogayaal…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Oo Tababar U Soo Xiray Garsoorayaasha Heerarka Kala Duwan Ee Dalka. Xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda cagta ayaa tababar dhanka garsoorka magaalada muqdisho uga soo xeray garsoorayaasha heerka kala gedisan ee kubadda cagta, waxaana xeritaanka tababarkan kasoo qeyb galay madaxda xiriirka Soomaaliyeed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah Faahin: Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Muqdisho Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ayaa xalay waxay howlgal ka sameeyeen xaafadda Taleex, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho. Waxa ay ciidanku howlgalkaan ku qabteen Boqolaal dhallinyaro ah, kuwaasi oo la isugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gedo: Saraakiil Ciidan Oo Sheegay In Ay Hub Ka Qabsadeen Al-shabaab Saraakiisha ciidanka xoogga dalka ee gobolka Gedo ayaa sheegay in dagaal ay la galeen Al-shabaab ay hub badan ku qabsadeen. Gaashaanle Dhexe Cismaan Sheekh Cabdi oo ah abaanduulaha ciidanka xoogga…