Sool: Olole Ka Dhan Ah Xaalufinta Dhirta Oo Ay Ciidamadu Gacan Ka Geysteen Sheeko:Dalka Dadka ku nool deegaanka Xudun ee gobalka Sool oo kaashanaya wasaaradda deegaanka oo gacan ka helaya ciidama Milatariga Soomaaliland ayaa howlgal ka sameeyay deegaanno hoos taga dagmada Xudun, kaas oo… 3 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabeelle Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeysay Qabyaalad, Eex iyo Tixgelin La’aan Arrimo Banii’aadnimo Qoraal ay soo saareen dowlad goboleedka Hirshabeelle, oo ay heshay Goobjoog News waxaa ku xusan in ay qaadaceen go’aan ka soo baxay wasaaradda gargaarka, gaar ahaan barnaamij la xiriira arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Magacyada 46 Dibad-baxe Oo Ku Eedeysan Dil, Dhac iyo Burburin Hantiyadeed Saldhigga degmada Howl-wadaag ee gobolka Banaadir ayaa ka codsaday xeer ilaalinta iyo maxkamadda gobolka Banaadir in la siiyo 5 maalin oo ay ku soo baaraan dibad-baxayaal ku eedeysan dil, dhac…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Fiqi Oo Ka Hadley Kulankii Amniga, Hadalkii Madaxweynaha iyo Arrimo kale, Wareysi Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi oo ka mid ah mudanayaasha golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo la hadlay Goobjoog News, kana warramay shirkii shalay su’aalaha lagu weydiinayey madaxda hey’adaha amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dekadda Muqdisho Oo Aan Shaqeyn Saddex Cisho Warar aanu ka helay dekadda Muqdisho ayaa sheegaya in aaney shaqeyn muddo saddex cisho, waxaana ka soo baxaya sababo kala duwan. Shirkado ay ka mid yihiin CMA iyi MSC ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garsoorayaasha Kubbadda Cagta Oo Tababar Uga Furmay Magaalada muqdisho Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta ayaa tababar dhanka garsoorka magaalada muqdisho uga furay garsoorka kubbadda cagta, waxaana furitaanka kasoo qayb galay Guddoomiye 1aad Xiriirka Cali Cabdi Maxamed iyo Xoghayaha Guud…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Caruurta Qoysas Ka soo Qaxay Sabiib iyo Caanoole Oo Qaarkood u Dhintay Shuban Biyood Qoysas dhowaan ka soo barakacay deegaannada Sabiib iyo Caanoole Gobalka Shabeelaha Hoose oo soo gaaray dagmada Kaxda ee gobalka Banaadir kaam ku yaala waaxda 3aad ayaa ka cabanaya xanuuo faro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka: Guddiyada Amniga iyo Difaaca Oo Warbixin Laga Sugayo Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa guddiyada amniga iyo difaaca faray iney warbixin ka soo diyaariyaan kulankii shalay uu golaha la yeeshay hey’adaha amniga. Xildhibaanno ka tirsan golaha shacabka oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beyle: Waxaan ku guuleysanay inaan ka soo baxno dhamaan shuruudihii nalaga rabay ee Deyn-cafinta Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle oo kamid ah Wafdiga Ra’iisul wasaaraha XFS ee magaalada Washington ku sugan ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku guuleysatay…
3 daqiiqo Sheeko:War Maqaal: Raysulwasaare Khaire: 9million oo doolar ayaan bishii ku bixinaa amniga! Markii aad rabto in aad xaqiiqada dalka ogaato waxaa la dhagaystaa hadalada ama khudbadaha madaxda Soomalidu ay u jeediso ajaanibta maxaa yeelay inta badan ajaanibta waliba caddaanka reer galbeedka run…