Warfaa oo Sharaxaya Sida Soomaaliya Loogu Ogolaadey Iney Soo Ceshato Codkeeda Ururka shaqaalaha adduunka Sheeko:Dalka Soomaaliya ayaa hadda loo ogolaadey iney cod ku yeelato ururka shaqaalaha adduunka, waxaa ay xayiraad ay ka saarneyd codaynta, balse hadda wuxuu dalka awood buuxa u leeyahay inuu tago goobaha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mursi Oo La Aasay Iyada Oo Ay Joogeen Qaraabadiisa iyo Abuukaataha, Waa Kuma? Madaxweynihii hore ee Masar Maxamed Mursi ayaa saaka lagu aasay qubuuro dhaca bariga Qaahira, waxaana goobta joogay qaraabadiisa, uu ku jiro wiilkiisa Usama oo maxbuus ahaa, waxaa kale oo joogay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka Golaha Shacabka Oo Magacaabay Guddi Soo Baara Dhacdooyinkii Gaalkacyo iyo Dhuusamareeb Guddoonka Golaah Shacabka ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh, ayaa guddi u saaray baaritaanka shaqaaqooyinkii ka dhacay magaalooyinka Gaalkacyo iyo Dhuusa-marreeb ee Galmudug Gudoomiyaha ayaa magacaabay guddi ka kooban …
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynihii Hore Ee Masar Mursi Oo Geeriyoodey Isaga oo La Maxkamadeynayo Maxamed Mursi, madaxweynihii hore ee Masar ayaa goordhow geeriyoodey isaga oo la maxkamadeynayo. Wararku waxaa ay intaasi ku darayaan iney socotay maxkamadeyn la xiriirtay arrimo Jaajuusnimo dalal ajnabi ah iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xildhibaan Ka Tirsan Hirshabelle Oo Sheegay In Dabageed uu Diyaar u yahay Tanaasulaad Xildhibaanka Maxamed Nuur Cirfiid oo ka tirsan kuwa Hirshabelle, kana mid ahaa wafdi xildhibaanno iyo wasiirro ah oo gaaray Baladweyne, si xal looga gaaro khilaaf ka dhashay xil ka qaadistii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Somaliland: Xildhibaan Meel Uga Dhacay 18-ka May Oo Xabsiga Laga Sii-daayey Somaliland ayaa xabsiga ka sii deysay xildhibaan Maxamed Axmed Dhakool oo muddo ka badan bil ku xirnaa Magaalada Hargeysa. Xildhibaanka ayaa la xiray kadib markii uu maalinta 18-ka May ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sheekh Shaakir: Kuwii Dilka Ka Fuliyey Galkacyo Ma Matalaan Soomaaliya, Sharciga Islaamka ayaana Horkeeni Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir oo la hadlay warbaahinta kadib markii la soo qabtay koox dil ka fulisay todobaadkii hore bariga Dhuusamareeb ayaa sheegay in lagu daba jiro kuwii ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Ku Dacweyneysa Ingiriiska iyo Norway Iney Hurinayaan Kiiska Badda Ee Kala Dhaxeeya Soomaaliya Dowladda Kenya ayaa shaacisay iney gudbin-doonto dacwad ka dhan ah dalalka Ingiriiska iyo Norway, iyada oo labada dal ku eedeysay iney hurinayaan kiiska badda ee kala dhaxeeya Soomaaliya. Dhinaca kale,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Rag Dil Ka Geystay Duleedka Dhuusamareeb Maamulka Galmudug ayaa shaaca ka qaaday in gacanta lagu dhigay raggii ka dambeeyey dil todobaadkii hore 4 qof loogu geystay duleedka Dhuusamareeb Madaxa Xukuumadda ee dowlad goboleedka Galmudug Sheekh Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Caafimaadka XFS Oo Sheegtay in Soomaaliya Aysan ka jirin Xilligan Walaac Laga Qabo Ebola Wasaaradda caafimaadka xukuumadda federaalka ee Soomaaliya oo ka Jawaab celineysay dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola. Xanuunkan Eboola ayaa dhawaan lagu arkay kiis ka mid ah in laga…