Xafiiska Madaxa Xukuumadda Galmudug Sheekh Shaakir Oo Iska Fogeeyey Takoor Ka Dhan Ah Digil iyo Mirifle Sheeko:Dalka 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa soo baxayey warar sheegaya in maamulka Galmudug gaar ahaan caasimadda Dhuusamareeb ay hey’adaha amniga si gaar ah ugu yeereen dadka ka soo-jeeda beesha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Ka Dhan Ah Somaliland Oo Ka Furmaya Sanaag Wararka ka imanaaya magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo diyaar garow xooggan, kaasi oo ku aaddan shir looga hadli doono aayaha gobolkaasi, kana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Waxa ay Ka Wada Hadleen Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Wakiilka Midowga Afrika Guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS ayaa ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u jooga Soomaaliya Danjire Francisco Caetano Madeira Iyagoo ka wada hadlay arimaha Amissom iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxaabiis Ku Jirtay Xabsiga Dhexe Oo Loo Wareejiyey Xabsiga Weyn Ee Muqdisho Maxaabiis ku xirnaa Xabsiga dhexe ee Xamar ayaa maanta si rasmi ah loogu wareejiyay Xabsiga wayn ee Muqdisho, kaasi oo dhawaan laga dhisay Xerada Ciidanka Asluubta ee duleedka dhanka Koonfureed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dibadbax Ka Dhan Ah Madaxweynaha Hirshabelle Oo Ka Socda B/weyne Wararka naga soo gaaraya magaalada B/weyne ee gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo banaanbax ballaaran oo looga soo horjeedo madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle, laguna taageerayo Yuusuf…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Caawa Oo Dunida Laga Arki-doonno Meeraha Jupiter Sida ay sheegeyso hey’dda NASA waxaa caawa oo isniin ah dunida laga arki-doonaa meeraha Jupiter oo ka mid ah meerayaasha ugu caansan, ugu weyn. Jupiter waxaa uu 11 million mile…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Badan Ka Ogaw Kulanka Horseed VS Muqdisho City Club Kooxda Ciidanka xooda dalka ee Horseed ayaa wajhaysa dhigeeda Muqdisho City Club oo sanadkii lasoo dhaafay ay wada ciyaareen kama dambeysta tartanka kubbadda cagta Jeneraal Daa’uud Cabdulle Xirse,inkastoo xidigaha M.C.C…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Akhriso: Maamullada Laga Fulin-doono Talaalka Cudurka Dabeysha Dowladda Soomaaliya ayaa bilaabeysa ololaha talaalka cudurka dabeysha, ololahan ayaa caruurta la siin-doonaa talaal afka ugu dhibcinaya ilmaha yar gaar ahaan nooca 2aad. Ololahan looga hortagayo dabeysha, lana dhisayo difaaca jirka…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Soomaali Mareykan Ah Oo Lagu Xukumay 12 Sano Oo Xabsi Ah. Sarkaal hore uga tirsanaa boliiska magaalada Minneapolis oo lagu magacaabo Maxamed Nuur ayaa lagu xukumay 12 sano oo xabsi ah kaddib markii uu toogasho ku dilay haweeney caddaan ah taasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Ka Tirsan Sh/dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha Dhexe ayaa waxay sheegayaan in Wabiga Shabelle uu ku fatahay deegaanno dhowr ah oo ka tirsan gobolkaasi. Meelaha ugu daran ee Wabiga uu ku fatahay…