Kulankii Aqalka Sare Oo Kooram La’aan u Baaqdey Iyo Guddoomiye Xaashi Oo Si Kulul Uga Hadlay Sheeko:Dalka Waxaa maanta kooram la’aan u baaqday kulanka golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ee Jamhuuriyadda Soomaaliya. Kulanka ajendaha loo ballansanaa lagu sheegay akhrinta 3aad ee wax ka bedelka Xeer… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sharci-darro Ku Tilmaamay Doorashada Ay DF Rabto Iney Ka Dhacdo Galmudug Xildhibaan Mahad Salaad, oo ka tirsan xildhibaannada deegaan doorashadoodu tahay Galmudug ayaa noqday mas’uulkii ugu horeeyey ee ka falceliyey qorsho ay dowladda federaalka ah ku dooneyso iney doorasho uga dhacdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Kulanka Maanta ee Golaha Shacabka Golaha shacabka ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta leh kulankooda caadiga ahaa, sida lagu sheegay qoraal loo diray xildhibaannada. Ajendaha kulanka ayaa ah aqrinta 3-aad hindise sharciyeedka maamulka maaliyadda, kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Sheegeysa In Muddadii Xilheynta Maamulka Galmudug Dhammaatey, Doorashana La Galayo Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowladda Federaalka ayaa xalay saqdii dhexe soo saartay qoraal ku aadan doorasho ka dhaceysa Galmudug, iyada oo ku baaqday in la qabto xilligii loogu talo-galay. Wasaaraddu…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Matabaan: Labo Mashruuc Oo Muhiim Ah Ayaa La Dhagax Dhigay Dowled gobaleedyada Galmudud iyo Hirshabeelle , ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay mashruuc lagu horumarinayo degmada Matabaan ee gobalka Hiiraan, ayna ka faa’ideysan doonaan bulshada ku dhaqan. Madaxa xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari AMISOM Ah Oo Isdilay, Akhriso Sababta! Kabtan ka tirsan askarta ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa ka socda dalka Uganda ayaa isdilay kaddib markii uu toogasho ku dilay askari ka mid ah kuwa AMISOM. Kabtankan oo aan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegeysa In Qaramada Midoobey Ka Digtay Halista Khilaafka Muran Badeedka Kala Dhaxeeya Soomaaliya Kenya ayaa baadi-goob ugu jirta faragelin caalami ah oo golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ku sameyso muran badeedka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya. Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Antonio Guterres…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Abwaan Sangub Oo Geeriyoodey Alla ha u naxriistee waxaa maanta isbital kuyaala magaalada Addis-ababa ee dalka Itoobiya ku geeriyooday Abwaan Maxamuud Cabdullaahi Ciise(Abwaan Sangub). Abwaan Xirsi Dhuux Guddoomiye ku xigeenka Golaha abwaannada Qaranka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland Oo Xirtay Labo Telefeshin Somaliland ayaa xirtay xarummaha labo Telefeshin oo xafiis ku lahaa magaalada madaxda Hargeisa, waa Eryal iyo Horyaal. Sida uu sheegayo weriyaha Goobjoog News ee Hargeisa, ciidamo ayaa la wareegay xaruumaha,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War USAID Oo Xafiiska Howlgalkeeda Usoo Wareejisay Muqdisho Maamulaha Guud ee Hay’adda Horumarinta Caalamiga ah ee Maraykanka (USAID) Mark Green ayaa ku dhawaaqay in xafiiska howlgalka hey’adda laga furayo magaalada Muqdisho. Xafiiskaasi waxaa uu xirnaa tan iyo January…