Madaxweynaha Somaliland Oo Cafis u Fidiyay Maxaabiis Burcad Badeed ah Sheeko:Dalka Madaxweynaha Maamullka Somaliland Muuse biixi Cabdi ayaa maanta cafis u fidiyey maxaabiis Burcad badeed Soomaali ah oo laga soo wareejiyey dalka Seycheles waxaa ayna ku xukunaayeen xabsiyo kala duwan kadib… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulka Qaranka 15 Jirada Iyo Iskuulka Daaru-Tarbiya Oo Wada Ciyaaray Kulan Saaxibtinimo Xulka da’yarta 15-jirada ayaa kulan ciyaareed saaxiibtinimo la ciyaaray iskuuulka Daaru-Tarbiya oo kaalinta 2aad ee kala horeynta kaga jira tartanka iskuuulada ee Youth League 2019 wuuxuna kulanka ka dhacay garoonka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Koonfur Galbeed: Laftagareen Oo Ka Hadlay Howlgallo Amniga Oo Bilaabaya Madaxweynaha dowlad gobaleedka Koonfur galbeed Cabdi casiis Maxamed Laftagareen ayaa ugu baaqay shacabka Koonfur galbeed in qof waliba dhinaciisa uu xil iska saaro ammaanka, waxaa uuna sheegay in dhowaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xukun Lagu Riday Askari Ku Eedeysnaa Fududeynta Dilkii Anthony Farmosa Maxkamadda ciidamada qalabka sida iyo dambiyada culus ee Puntland ayaa maanta waxa ay xukun dil ah ku riddey askari ka tirsanaa ciidanka maamulkaasi, kaasi oo lagu eedeeyey in uu fududeeyey…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Waxgaradka Gaalkacyo Oo Aqbalay Ka Qeybgalka Shirka Dib u Heshiisiinta Galmudug Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug ayaa sheegay iney aqbaleen ka qeybgalka shirka dib u heshiisiinta Galmudug ee lagu wado inuu ka dhaco magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Waxay sheegeen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo soo bandhigtay Siyaasadda Aqoonsiga iyo Diiwaan gelinta Dadweynaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay ( Siyaasadda Aqoonsiga & Diiwaangelinta Dadweynaha ) Halkan Ka Akhriso: ID-Policy-Somali-cover-final-
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Warbixinta Guddiga Maareynta Qaraxii Xarunta Gobolka Guddiga uu 24-kii bishan Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) u magacaabay maareynta qaraxii ka dhacday Xarunta Gobolka Banaadir iyo sidii gurmad degdeg ah loogu fidin lahaa…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynaha Uganda Oo Tababar u Soo Xiray Saraakiil Soomaali iyo Uganda AH Waxaa Xerada tababarka ee Kabamba lagu qabtay Munaasbaada ballaaran oo tababar loogu soo xirayay Leyli Saraakiil oo muddo hal sano iyo bar tababar ugu socoday Dalkana Uganda. Waxaana Munaasabaada tababarka…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Arrimaha Dibadda Oo Ka Jawaabey Su’aalo Laga Weydiiyey Qatar iyo Qaraxyada Guddiga arrimaha dibadda ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Villa Hargeysa ee Muqdisho kula kulmay wasiirka wasaaradda arrimaha dibadda Xukuumadda Soomaaliya mudane Axmed Ciise Cawad. Guddiga ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Gaarka ah Ee QM James Swan Oo Booqday Soomaaliland Iyadoo ay tahay booqashadiisii ugu horreysay ee uu ku tago Somaliland tan iyo markii uu la wareegay xilka xafiiska, ayaa Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha-Guud ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan…