Farxaan Duqow Oo Sanadkii 2-aad Gool Qurux Badan Ka Dhaliyay Uganda Sheeko:Cayaaraha Laacibka kooxda kubbadda cagta Horseed Farxaan Maxamed Axmed (Farxaan Duqow) ayaa sanadkii 2-aad oo xariir ah good ka dhalinaya xulka qaranka Uganda,iyadoo arinta ay soo dhaweeyeen maamulka,macallimiinta,ciyaartooyda iyo taageerayaasha kooxdiisa… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Waa Sidee Xaaladda Caafimaad Ee Guddoomiyaha Gobolka Banaadir? Waxaa soo hagaagaya xaaladda caafimaad ee Dadkii dhowaan ku dhaawacmay qaraxii ay argagixisadu ka geysteen xarunta Gobolka Banaadir, sida uu warbaahinta Qaranka u sheegay Safiirka Soomaaliya u fadhiya Dalka Qatar,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Muuse Biixi “Arrinta Sanaag Nabad Bay Ku Dhammaan Doontaa” Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa sheegay in dagaallada ka jira gobolka Sanaag ay si nabad ah ku dhammaan doonaan waqtiga dhow. Wuxuu sheegay in xallinta arrintan ay meel dhow…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga K/galbeed: Digniin Loo Diray Waxgaradkii Soo Xulay Golaha Shacabka Taliska ciidanka gaarka ah ee maamulka K/galbeed ayaa u digay waxgaradka ku sugan magaalada Baydhabo ee soo xulay xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Korneel Mahad C/raxmaan Aadan, taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhaxeysa ciidanka Somaliland iyo sidoo kale kuwa uu hoggaamiyo Korneel Caarre.…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Natiij-Xulka Soomaaliya Oo Guul Daro Kala Kulmay Uganda Al Hajji Hussein Gouled Stadium ee dalka Jabuuti ayaa marti geliyay kulan ciyaareed xiiso badan uu u dhaxeeyay xulka dalkeena Soomaaliya iyo wadanka Uganda waxayna ciyaartan ka tirsaneyd tartanka African…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Warfaafinta Golaha Aqalka sare Oo Warbixin Ka Dhageystay Wasiirka Warfaafinta Kulankan ay wada yeesheen Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani ‘aadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha aqalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wasaarada Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Tacsi uu Diray Ku Dhaleeceeyey Madaxweyne Farmaajo Wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa maanta daabacday war ku saabsan tacsi uu madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo u diray dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee Tuunis ayaa uga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeer-ilaalinta Jubbaland Oo Fariin u Dirtay Ciidamada Maamulkaasi Xafiiska Xeer-ilaaliyaha Guud ee ciidamada Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa qoraal amarro ah soo saartay, waxaanu u qornaa sidan:
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxaa u Sabab Ah Fashilka Amni ee Muqdisho? Falanqeeye Sababeynaya Dr. Sheekh Cali Nuur oo ka mid ah falanqeeyeyaasha dhanka ammaanka ayaa sheegay in dowladda federaalka ee Soomaaliya ay gabi ahaan ku fashilantah sugidda ammaanka caasimadda Muqdisho. Dr. Cali Nuur…