Madaxweynaha Tunis oo Geeriyooday Sheeko:Dalka Madaxtooyada Tunis ayaa goordhow sheegtay inuu geeriyooday madaxweynaha Tunis Baaji Qaa’id El-sibsi, waxaa uu ku geeriyooday da’da 93 jir-ka. Shalay ayey aheyd markii madaxweynaha loola cararay Isbitaal ku yaala caasimadda… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Waare Oo Tacsi u Dirtay Ehelada Mas’uuliyiintii ku Geeriyootay Qaraxii ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Madaxweynaha Hirshabelle Dr; Maxamed Cabdi Waare iyo Madaxweyne ku Xigeenka, Cali Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray ehelada mas’uuliyiintii iyo dadkii Shacabka ahaa ee lagu geeriyooday xarunta maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Muqdisho Iyo Xubnihii Kale Ee Ku Dhaawacmay Qaraxii Shalay Oo Loo Qaadayo Dalka Dibaddiisa Saacadaha soo aaddan ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho laga qaado dhaawaca guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo xubno kale, kuwaa oo shalay ku dhaawacmay qarax ismiidaamin ah oo lagu qaaday xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Ajaaniib Ka Dhinac Dagaallami Jirtay Al-shabaab Oo Lagu Qabtay J/hoose Hay’adaha ammaanka ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa waxay soo bandhigeen rag ay sheegeen iney ahaayeen ajaaniib ka dhinac dagaallami jirtay xarakada Al-shabaab, kana howlgeli jiray deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani Oo Xil Magacaabis Sameeyay Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu magacaabay guddoomiyaha degmada Taleex ee gobolka Sool. Wareegtada ayaa u qorneyd sidan: Madaxweynaha Maamulka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir Oo Kordhay Qarax Ismiidaamin ah ayaa gelinkii dambe ee shalay waxa uu ka dhex dhacay xarunta maamulka gobolka Banaadir, kaasi oo geystay khasaare isugu jiray dhimasho iyo dhaawac. Ruux soo xirtay walxaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey Oo Cambaareysay Qaraxii Ka Dhacay Xarunta Gobolka Banaadir Qaramada Midoobey ayaa cambaareysay Qaraxii shalay ka dhacay xarunta dowladda hoose ee Xamar , kaas oo geystay khasaare isugu jiro dhimayo iyo dhaawac soo gaaray xubno ka tirsan maamulka gobolaka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Oo Magacaawday Guddi Ka Shaqeyn Doona Gurmadka Dalkii Wax Ku Noqday Qaraxii Xarunta Gobalka. Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa magacaawday guddi ka kooban wasiiro iyo maamulka gobalka Banaadir , kuwaas oo ka shaqeyn doono sidii gurmad deg deg ah loogu fidin lahaa dadkii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Maxay Dowladda Ka Tiri Khasaaraha Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir? Wasiirka warfaafinta dowladda federaalka ah Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa saxaafadda uga warbixiyey khasaaraha ka dhashay qaraxii ka dhacay xarunta gobolka Banaadir. Wasiirku waxa uu sheegay in ay falkii galabta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Hadlay Qaraxa ka Dhacay Xarunta Dowladda Hoose Guddoomiye ku xigeenka Koobaad ee maamulka gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax oo la hadlay Warbaahinta dowladda ayaa ugu baaqay Shacabka gobolka Benaadir iney is dejiyaan. Guddoomiye Tuulah waxa uu…