SoomaaliyaI Iyo Uganda Oo Ciyaar Adag Yeelanaya Sheeko:Cayaaraha Xulka qaranka dalkeena Soomaaliya ayaa ciyaar xiiso badan la leh dhigiisa Wadanka Uganda waxayna labada dhinac wada dheelidoonaan tartanka CAF African Nations Championship 2019 (Chan). Wiilasha Xulkeena ayaa diyaar wanaagsan ku qaataay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Deegaanka & Cimilada Dhageyso: Wasaaradda Gargaarka DFS Oo Wadda Qorsheyaal Looga Hortagayo Abaaraha Iyo Fatahaadaha Wasaaradda gargaarka ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney waddo qorsheyaal ballaaran oo ay ku doonayaan in looga hortago xilliyada abaaraha iyo sidoo kale fatahaadaha wabiyada dalka mara. Mukhtaar Shire…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Aqalka sare Oo Maanta Ka Madlaya Hindise Sharciyeedyo uu ka Mid Yahay Hindise-Sharciyeedka Shidaalka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in Maanta lagaga hadlo hindise sharciyeedyo kala duwan, kuwaas oo horay ay u soo ansixiyeen Golaha Shacabka ee BJFS…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faransiiska Oo Canshuur Ku soo Rogay Faceboog iyo Google iyo Trump oo Aflagaadeeyey Macron Dalka Faransiiska ayaa waxaa uu canshuur ku soo rogay shirkadaha tiknolojiyadda Mareykanka sida Facebook, Google iyo qaar kale, arrintaas uu ka carooday madaxweynaha Mareykanka Trump. Mr. Trump ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Africom Oo Hoggaan Cusub Yeelatay, Muxuuse Ka Yiri Soomaaliya? Taliska howlgalka Mareykanka ee Africom ayaa waxaa uu yeeshay hoggaan cusub kadib markii uu madax ka noqday Gen. Stephen J. Townsend, waxaa uu badalay Gen. Thomas D. Waldhauser oo howlgab noqday kadib 43…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Urur Goboleedka IGAD Oo Mar Kale Ballan Qaaday in Soomaaliya Ay Ka Caawinayaan Dhanka Ammaanka Siddeedda Waddan ee ku bahoobay Urur Goboleedka IGAD ayaa si wada jir ah u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee Arbacadii Todobaadkan ka dhacay xarunta Gobolka Banaadir, kaas oo sababay dhimashada…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ammaanka Magalada Garoowe Oo La Adkeeyay Wararka laga helayo Magalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamo ka tirsan kuwa Dowlad Goboleedka Puntland la dhigay Wadooyinka iyo Xaafadaha Magaaladaas. Ciidamadaan oo u…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Farmaajo Oo La Kulmay Hay’adaha Amniga iyo Guddiga Gurmadka Dhaawacyada Qaraxii D/Hoose Ee Xamar Madaxweynaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan muhiim ah isugu yeeray Taliyeyaasha laamaha amniga ee u xilsaaran sugidda amniga Caasimadda ayaa su’aalo ka waydiiyay qaraxii ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland oo Hakisay Wada Shaqeynta iyo socodka Kala Dhaxeeya Xukuumada Federaalka ah Kulan maanta ay golaha wasiirrada Jubbaland ku yeesheen Kismaayo, uuna goobjoog ka ahaa madaxweynaha maamul goboleedka Axmed Madoobe ayaa la go’aamiyey in la hakiyo xiriirka kala dhaxeeya dowladda federaalka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland Oo Ka Tacsiyeysay Qaraxii Xarunta Gobolka Banaadir Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta shir gudoomiyay shirka golaha Wasiirada Jubbaland, waxaana looga hadlay qaraxii Muqdisho iyo arrimaha amniga doorashada Jubbaland. Ugu horayn, Madaxweynaha iyo…