Janan Oo Jeelka Ku Hoyanaya iyo Jubbaland Oo Jawaab Bixineysa Sheeko:Amniga Ciidamada ammaanka dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa garoonka diyaarada ee Aadan Cade, waxaa ay ku xireen wasiirka amniga ee dowlad gobaleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Nuur Janan. Ciidamada ayaa wasiirka xiray… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo Isu Sharaxay Madaxtinnimada Galmudug Xaflad weyn oo galabta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxuu Cabdiraxmaan Odowaa ku iclaamiyey murashaxnimadiisa madaxtinnimada Galmudug. Xafladda waxaa goobjoog ka ahaa guddoomiye ku-Xigeenka 1aad ee aqalka sare mudane Abshir…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo Heshiis kala Saxiixday Wasiirka Qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, iyo agaasimaha guud ee midawga Yurub ee horumarinta caalamiga ah, Mr Stefano Manservisi ayaa si wadajir ah maanta u saxiixay 23 Milyan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka K/Afrika: Jaaliyadda Oo Codkooda Ku Biiriyay Raadinta Maqaamka G/Banaadir Ka Hadalka Maqaam uu yeesho Gobalka Banaadir, kuma koobna Siyaasiyiinta ama Odayaasha Deegaanka oo kaliya ee sidoo kale Dhallinyarada Qurbajoogta Soomaalida, ayaa dhankooda ka dalbanaya sidii loo heli lahaa Xaqii…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Akhriso: Khubadda iyo Barnaamijka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish Si isla xisaabtan u yimaado, isla markaana mas’uulka Soomaaliyeed u ogaado in loo diwaangeliyey ballamihiisa, waxna laga weydiin-doono, Goobjoog News sida caadada ah waxaa ay akhristayaasheeda la wadaageysaa khubaddii uu guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Filish Oo Ka Shaqo Bilaabay Fiisho Governo Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed(Cumar Filish) ayaa maanta si rasmi ah uga shaqo bilaabay xafiiska dowladda hoose ee Xamar Fiisho Governo( Ufficio Governo ). Mr.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirro: Ciidamo AMISOM Ah Oo Gaaray Dhuusamareeb Ciidamo Jabuutiyaan ah, kana mid ah howlgalka AMISOM ayaa saakay waxa ay gaareen magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud. Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya, mas’uuliyiin Galmudug Ah, siyaasiyiin iyo dadweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqaalaha DFS & kuwa Gaarka ah oo la Fasaxay Curashada Sannadka Islaamka Dartiisa Wasaaradda Shaqada & Arrimaha Bulshada XFS ayaa shaacisay in shaqaalaha DF & kuwa gaarka ay fasax yihiin Beri oo Sabti ah,31-8 2019,ama 01-01-1441H,curashada sannadka cusub ee islaamka dartiisa,sidoo kale ku…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda oo Taageertay Go’aankii Wasaaradda Arrimaha Gudaha ay ka Qaadatay Doorashooyinkii Jubbaland Golaha Wasiirraada Xukuumadda Federaalka ayaa taageeray go’aankii Wasaaradda arrimaha Gudaha ee 22kii bishan Agoosto ay ku caddeysay inaysan oqoonsaneyn natiijooyinkii kasoo baxay doorashooyinkii aan loo marin habraaca saxda ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xaaf Oo Gaaray Degaanka Gawaan Ee Gobalka Mudug Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf oo safar dhulka ah uga soo uga soo ambabaxay Magaalada Hobyo oo uu ka socdo shirka ayaa waxa uu booqday Hospital-ka Guud…