Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo la Kulmay Dhiggiisa Japan. Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad, ayaa intii lagu guda-jiray kaltanka todobaad ee Shir Madaxeedka TICAD ayuu shir doceed la yeeshay dhiggiisa Japan Mudane Tarō… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Booliis ah Oo Tababar Loogu Soo Xiray Jowhar Munaasabad tababar loogu soo xireyey Ciidamo gaaraya laba boqol oo Askari oo qeyb ah Booliska gaarka ah ee dawlad goboleedka Hirshabeelle ayaa maanta ka dhacday Magaaladda Jowhar, waxaana ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaaradda Air Uganda Oo Duullimaad Toos ah ka Billowday Soomaaliya Shirkadda Diyaaradaha ee Air Uganda ayaa Maanta oo Khamiis ah duulimaad toos ah ka billowday Soomaaliya gaar ahaan Caasimadda Muqdisho. Xaflad lagu daahfuray duulimaadka ay Diyaaradda Uganda Airlines ka sameyn…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Sabriye oo Sheegaya in La Dhammeeyey Khilaafkii Kala Dhaxeeyey Ahlu Sunna Wasiirka arrimaha gudaha dowladda federaalka ee Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegey in xal laga gaaray khilaaf soo kala dhex galay madaxda ugu sareysa ururka Ahlu sunna, oo saameeyay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Dowladda Soomaaliya u Diiday in Al-shabaab Lagu Daro Liiska Argigixisada? Tan iyo markii shalay golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uu diidmo ugu codeeyey qaraarkaasi oo lagu doonayay in kooxda Al-Shabaab loogu daro Liiska Argagixisada caalamiga ah ayaa waxaa jira su’aalo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Danjire Abuukar Baale: “Waxaan ku Bogaadinayaa Golaha Amaanka Ee QM Diidmada Qaraarka Tirsigiisu Yahay 1267” Danjiraha Qaramada Midoobey u fadhiya Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Abuukar Daahir Cusmaan ayaa Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay ku bogaadiyay diidmada Golaha Ammaanka ee qaraarka tirsigiisu yahay 1267. Golaha ammaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Galmudug Oo u Hambalyeysay Madaxweyne Madoobe Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Geele Xaaf ayaa hambalyo u diray madaxweynaha la doortay ee Jubbaland Axmed Madoobe. Mudane Xaaf ayaa sidoo kale hambalyo u diray shacabka Jubbaland iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ahlu Sunna Oo Dibadbax Ka Dhigtay Dhuusamareeb Taageerayaasha Ahlu Sunna ayaa maanta dibadbax ka dhigay waddooyinka magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug Dibadbaxan oo saacado socdey ayey ka qeybgalayaashu wateen boorar ay ku diidan yihiin saraakiil amni oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Shirkii 4-aad Ee Madasha Guddiyada Dastuurka Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed Oo Lagu Soo Gabagabeeyey Magaaladda Garowe Shirkii 4-aad ee Madasha Guddiyada Dastuurka ee Heer Federaal & Heer Dowlad Goboleed ayaa lagu soo gebagebeeyey magaalada Garowe,iyadoo laga soo saaray Qodobbo muhiim ah. Shirkan waxaa kasoo wada qeybgalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug Oo Booqanaya Hobyo Madaxweynaha Dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Ducaalle Gelle Xaaf ayaa manta gaaray degmada Hobyo ee Gobolka Mudug, halkaas oo uu ka socdo shirka nabadda iyo dib u heshiisiinta qaar kamid ah…