Degmada Hodon Oo Iska Xaadirisay fiinaalka Tartanka KubBadda Gacanta Degmooyinka Gobolka Banaadir Sheeko:Cayaaraha Degmada Hodon ayaa usoo gudubtay fiinaalka tartanka kubadda Gacanta degmooyinka Gobolka Banaadir 2019 kadib markii ay ka adkaatay degmada warta nabadda. Kulanka oo ahaa kulanki koowaad ee semi finaalka tartanka… 1 daqiiqo
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Khudbado Madaxweyne Deni, Geedi iyo Mas’uuliyiin Kale Uga Hadleen Maqaamka Muqdisho Shir sanadeed ay soo qabanqaabisay hey’adda SIDRA, loogna hadlayey arrimaha dib u heshiisiinta iyo dimoqoraadiyadda ayaa maalmahan waxaa ay ka socotaa magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Furitaan kulanka…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ciyaartooydii Hore Kubbadda Cagta Soomaaliya Oo Kulan Xiiso Leh Wada Dheelay Ciyaartooydii hore kubbadda Cagta iyo xulka qaranka Soomaaliya ayaa kulan Saaxiibtinimo ku dheelay caasimada,iyadoo taageerayaasha kasoo qeybgalay kulankan ay maqsuudeen Xirfadooda waxaana qabsoomida kulankan soo agaasimaya laaciibkii hore kooxaha Madbadaca…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Garoowe Oo Looga Arrinsanayo Cutubyada 10-15aad ee Dastuurka KMG ah Madasha guddiyada dastuurka baarlamaannada heer federaal iyo heer dowlad Goboleed ayaa maanta ka furantay magaalada Garoowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland. Shirkan oo socon doono 3 Maalin waxaa looga hadlayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiyo Siyaasadeed Oo Ka Digey Ciidanka DFS Ku Daabuleyso Dhuusamareeb Xisbiyada kala ah Wadajir, Ilays, Horusocod Qaran iyo Xisbiga Nabadda ayaa qoraal ay soo saareen waxay kaga digeen ciidanka ay dowladda federaalka Soomaaliya ku daabuleyso magaalada Dhuusamareeb ee gobolka Galgaduud.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga B/weyne Oo Lagu Xiray Waxgarad Dhowaan La Kulmay Al-shabaab Ciidamada Booliiska ee magaalada B/weyne ayaa lagu soo waramayaa in ay xabsiga dhigeen qaar ka mid ah waxgaradkii soo xulay xildhibaannada golaha shacabka, balse la kulmay dhowaan Al-shabaab. In ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Kulan Looga Hadlayey Amniga K/galbeed Oo Ka Dhacay Baydhabo Madaxweynaha dowlad goboleedka K/galbeed, C/casiis Laftagareen ayaa kulan ammaanka looga hadlayey wuxuu la qaatay saraakiisha ciidanka Booliiska. Kulankan ayaa waxaa diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka, sidii looga hortagi lahaa weerarada…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiyeyaasha Labada Aqal Ee BFS Iyo Madaxweynaha Jabuuti Oo Kulmay Guddoomiyaha golaha shacabka Jamhuuriyadda Federaalka iyo guddoomiyaha Golaha Aqalka sarre ee jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa qasriga madaxtoyada djibouti kulan kula qaatay madaxweynaha Jamhuuriyadda Walalaha aanahay ee Djibouti Ismaaciil Cumar Gelle. Mas’uuliyiintan…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Dagaal Ka Dhacay Hiiraan Dagaal u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya oo garabsanaya AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa xalay waxa uu ka dhacay degmada Buulo-burde ee gobolka Hiiraan. Xubno ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mas’uul Ku Dhintay Qarax Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Warar ka soo baxay qarax ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu ku geeriyoodey xog hoghayihii hore ee gobolka Banaadir Amiin Sheekh Cilimi. Qaraxa oo duhurkii ka dib ka dhacay…