Dacwo: Puntland Oo Kheyre Ku Eedeysay Musuq, Amni Darro iyo Iska Hor Keenista Maamulka iyo Dadweynaha Sheeko:Dalka Dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland ayaa ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre waxaa ay ku dacweysay deeq bixiyeyaasha iyo hey’adaha caalamiga ah ee daneeya arrimaha Soomaaliya iyada oo ku eedeysay … 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Xulalka Dhallinyarada Soomaaliya Iyo Eretrie Oo Leh Ciyaar Adag Xulalka dhallinyarada Soomaaliya iyo Eretrie ayaa kulamadooda afaraad ee is arag heer Groupyada ku balasan garoonka kubbadda cagta Asmara. Xulka 15 Jirada Soomaaliya kulankii u dnabeeyay waxa ay natiijo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Midowga Afrika Ka Diiday Codsi Ku Saabsan Dhageysiga Dacwada Badda Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney ka diiday guddiga midowga Afrika u qaabilsan arrimaha badaha iney soo hordhigaan kiiska muranka badda ee kala dhaxeeya dalka Kenya. Muqdisho waxaa ay midowga Afrika…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka OIC Oo Jabuuti Ka Taageeraya Ololaheeda Kursiga QM Ururka Iskaashiga islaamka ayaa sheegay in dowladda Jabuuti uu taageero weyn ka siin doono ololaheeda ay ku dooneyso iney ku hanato kursiga aan joogtada ahayn ee golaha ammaanka QM. War…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ciidamo Kale Oo Ka Soo Goostay Somaliland Wararka laga helayo Magalada Baran ee gobolka Sanaag ayaa waxaa ay sheegayan in guddoomiyihii degmada Baran ee Soomaaliland Cabdalle Cabdi Faatax iyo Taliyihii Ciidamada Badda ee Degmada Laasqoray Mr.Casaanyo ay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xildhibaan Mahad Salaad Oo Sheegay in XFS Damacsan Tahay Dilal iyo Caburin Mahad Salaad, oo ah Xildhibaan ka tirsan golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa waxaa uu ka hadlay magacaabistii kala duwaneyd ee shalay isaga oo intaa raaciyey in ujeedkeedu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Xukuumadda Federaalka Ah Oo Sheegtay in Aaney Aqoonsaneen Doorashooyinka Jubbaland Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay in aaney aqoonsaneen natiijada doorashooyinka ka dhacay Kismaayo. Hadda, Halkan Ka Akhriso: Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hoggaamiye Kooxeed Hore Oo Noqday Duqa Muqdisho Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka, ahna Duqa Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Filish). Guddoomiye Filish ayuu Madaxweynuhu faray inuu dhammeystiro qorsheyaashii iyo dadaalladii uu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Akhriso: Farmaajo Oo Labo Sano iyo Bar Gudaheed Min 5 jeer Badalay Taliska Ciidanka Dowladdan madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa noqotay dowlad aaney fadhin siyaasadeeda amniga, waxaa ay badashay tiradii ugu badneyd ee taliyeyaal ah, NISA iyo Asluubta oo mid 4 jeer ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Ciidamada Oo Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey Shirka golaha wasiirrada oo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa lagu magacaabay taliyaasha ciidamada Difaaca, Nabad-sugidda, Booliiska Iyo Asluubta. Golaha wasiirrada oo ka jawaabaya…