Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Oo Ka Horyimid Guddi Uu Magacaabay Dani Sheeko:Dalka Madaxweyne ku xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa qoraal uu soo saaray wuxuu kaga soo horjeestay guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee uu magacaabay madaxweynaha maamulkaasi… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Da’yarta Soomaaliya Oo Guul Dar Kala Kulmay Dhigiisa Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ciyaar xiiso badan ku qaatay garoonka Cisero Stadium ee magaalada smara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelay kulamadoodii 2-aad ee ciyaaraha 15jirada bariga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxakamadda Sare Ee Ciidanka Qalabka Sida Qeybta 60-aad Oo Ayidday Xukun Dil ah Maxkamadda Sarre ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliyeed oo u fariisatay dhageysiga kiiska rag dilal kaladuwan ku eedeysnaa kadib racfaan ay ka qaateen Maxkamadda Ciidamada qeybteeda 60-aad. Dable NISA C/raxmaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Horseed Oo Tababar Adag Ku Sameeysay Magaalada Casablanca Ee Dalka Morrocco Kooxda kaalinta 2-aad sanadkan ka gashay horyaalka Somalia Premier League 2018-2019 ee Horseed ayaa sanadkan markii ugu horeesay ka qeybgalaysa ciyaaraha Jamaacada carabta oo lagu qabanayo magaalada Casablanca ee dalka Morrocco,xili…
2 daqiiqo Sheeko:War Siyaasad aan isla xisaabtan laheyn waa siyaasad qasaartey- Olole Golaha Degaanka ee Oslo 2019-2023 Waa xaqiiq in xaaladda reer Oslo aysan ahayn sidii ay ahayd 8dii sano ee la soo dhaafay. Horumar muuqda oo la taaban karo baa laga gaaray, haddey noqoto dhanka waxbarashada,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mas’uuliyiin Dowladda Federaalka Ah oo Soo Dhoweeyey Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Jubbaland Waxaa muuqato in laamaha dowladda federaalka ah, gaar ahaan fulinta iyo sharci-dejinta ay ku kala qeybsan yihiin doorashada guddoonka baarlamaanka 2aad ee Jubbaland. Tan iyo markii shalay la doortay guddoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mudug: Dad Camaara Jooga oo Cabasho Ka Keenay Hawlgallada Danab Dad Camaara ku sugan oo la soo xiriiray Goobjoog News ayaa cabasho ka keenay hawlgallo ay saaka fuliyeen ciidamada xoogga dalka, qeybtooda Danab. Dadkan oo codsaday in magacooda la qariyo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ogow Kulanka U Dhaxeeya Xulalka Soomaaliya & Burundi Xulalka 15 Jirada Soomaaliya iyo Burundi ayaa ku balansan garoonka Asmara ee wadanka Eretrie,iyagoo wada dheelaya kulamadoodii 2-aad ee tartanka xulalka da’yarta bariga iyo bartamaha Afrika 2019 oo sanadkan ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Ajendaha Shirka Istaraatiijiyadda Wacyigelinta Qaranka Ee Muqdisho Wasaaradda warfaafinta dowladda federaalka ah ayaa casuumaad u dirtay kuwa dowladaha xubnaha ka ah, ujeedka ayaa lagu sheegay shir wasiirrada warfaafinta ee dowladda federaalka ah iyo xubnaha ka ah ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xoogga Dalka Oo Hawlgal Ka Fuliyey Deegaanka Camaara Ciidanka Xoogga Dalka gaar ahaan kuwa Danab ayaa la sheegayaa in saaka hawlgal qorshaysan ay ka wadaan deegaanka Camaara ee gobolka Mudug, halkaas oo lagu qabtay dad la shaqaynayey Al-shabaab.…