Ilhaan Cumar Oo ka Hadashay Go’aankii ka Dhanka Ahaa Ee Israa’iil Sheeko:Arrimaha Amniga Ilhaan Cumar ayaa soo saartay qoraal ay uga jawaabeyso tallaabada Israa’iil ay ugu diiday in dhulkeeda ay galaan iyada iyo xildhibaan kale oo lagu magacaabo Rashida Dhaalib. “Xubin ahaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Duqa Magaalada London oo ka Qeyb Galay Tacsi iyo Baroordiiq loo Sameeyay Marxuum En. Yariisow Munaasabaddan ayaa waxaa ka qeyb galay Qoyska Marxuum Yariisow oo uu hoggaaminayay wiilkiisa Maxamed Cumar Yariisow, qeybaha kala duwan ee bulshada Soomaalida ku nool UK. Duqa magaalada London Sadiiq Khan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rag Doonayay Dilka Agaasime Wasaaradeed Oo Muqdisho lagu Toogtay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa waxaa ay sheegeen in Maanta Magalada Muqdisho lagu toogtay Saddex Rag ah iyo Haweeneey doonayay inay degmada Howl-Wadaag ku dilaan Agaasimaha Howlaha Wasaaradda Waxbarashada Mudane…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Qaar ka Mid ah Musharixiinta Jubbaland oo ka horyimid dalabkii Wakiilka QM Shalay Wafdigii uu hoggaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya Amb, james swan waxaa ,arkii ay tageen Magalada Kismaayo ay la kulmeen Madaxda Maamulka Jubbaland iyo iyo musharixiinta aan is diiwaangelin,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaflad Soo Dhoweyn ah Oo Hindiya Loogu Sameeyay Danjiraha DFS u Magacaawday Dalkaasi Danjiraha cusub ee soomaaliya u magaacawday dalka Hindia Ambassador Faaduma C/llahi Insaaniya ayaa gaartay magaalada New Delhi ee caasimada dalka Hindia, halkaas oo loogu sameeyay soo dhaweyn diiran. Qaar ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabsi Laga Qabo in Wabiga Shabeelle ku Fataho Xaafado ka Kirsan Jowhar Shacabka ku dhaqan magaalada Jowhar ayaa la soo deristay cabsi ku aadan in Wabiga Shabelle ku fataho xaafado ka tirsan magaalada, kaddib markii uu Wabigu aad u biyo keenay. Wabiga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddigga Dib-u-heshiisiinta Galmudug Oo Kormeeray Xarunta Shirka Iyo Deegaanka loo qorsheeyay Ergada. Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee guddigga ayaa kormeeray xarunta loogu tala galay in uu ka dhaco shir-weynaha dib-u-heshiisiinta iyo goobaha ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka iyo Ganacsata Baladwene Oo Ku Heshiiyay In Shilinka Soomaaliga La Isticmaalo Kadib kulan ay Maanta Magalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Maxamed Caraale iyo Ganacsatada Baladweyne ayaa waxaa la go’aamiyay in ku dhowaad Afar sano kadib gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhalinyaro Soomaaliyeed Oo Lagu La’aa Dalka Koonfur Afrika Oo La Helay Dalka Koonfur Afrika ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa lagu weysnaa Saddex Dhalinyaro Soomaali ah,kuwaas oo la waayey xilli uu boob ka socday Goobo ganacsi oo ay ku lahaayeen deegaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxay Ka Wada Hadleen Madaxweyne Madoobe iyo Wafdiga Beesha Caalamka? Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay wafdi kasocday Beesha Caalamka oo uu hogaaminayay Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan waxaa kale oo…