Madaxweynaha Dowlad K/Galbeed Oo la Kulmay Wafdi uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP. Sheeko:Dalka Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa ahaa sidii ay u ogaan lahayeen Xaaladaha Kajira Deegnaadda Koonfur… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Ka Socda Magaalada Kismaayo Ee Gobolka Jubbada Hoose? Magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada Hoose waxaa looga diyaar garoobayaa doorashada guddoonka baarlamaanka maamulkaasi iyo sidoo kale tan madaxweynaha. Maanta ayaa la filayaa in musharraxiinta u taagan guddoomiyaha baarlamaanka Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boob Loo Geystay Xarumo Ganacsi Oo Ay Soomaali Ku Lahaayeen Koonfur Afrika Burcad Madow Koonfur Afrikaan ah ayaa lagu soo waramayaa in ay boob xooggan kula dhaqaaqeen dukaamo ay lahaayeen ganacsato Soomaaliyeed. Boobkan ayaa ka dhacay deegaanka Soweto ee magaalada Johannesburg , waxaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirka Arrimaha Gudaha, Guddigga Dib-u-heshiisiinta Galmudug iyo,Madaxa Fulinta Galmudug oo Ka Halday Furitaanka Shir-weynaha Dhuusamareeb. Xubnaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug oo ku jira diyaar garowgii ugu dambeeyay ee ka mira dhalinta gogosha nabadeed ee laga fidiyay magaalada Dhuusamareeb ee xarunta dowlad gobaleedka Galmudug, ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu Qaaday Saldhig Ciidamada Dowladda Ku Leeyihiin Owdheegle Xubno ka tirsan Alshabaab ayaa barqadii maanta waxaa ay weerar ku qaadeen saldhig ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin degmada Owdhiigle ee gobalka Shabeelllaha Hoose. Weerarka oo ku bilaawday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Socda Labada Gole Ee BF Oo Gaaray Kismaayo Waxaa maanta gaaray xarunta dowlad goboleedka Jubbaland xildhibaanno ka tirsan labada gole ee baarlamaanka federaalka. Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Isbeddel Lagu Sameeyay Jadwalka Doorashada Ee Jubbaland Qoraal kasoo baxay Guddiga madax bannaan ee xaduudaha iyo doorashooyinka Dowlad Goboleedka Jubnaland ayaa waxaa isbedel lagu sameeyay jadwalka xilliga ay dhici laheyd doorashada Madaxweynaha Jubbaland & tan guddoonka Baarlamaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhaq dhaqaaqyo Ciidan Oo Saakay Laga Dareemaayo Gobolka Shabeellaha Hoose Ciidamada xooga dalka gaar ahaan Danab ayaa saakay dhaqdhaqaayo ciidan waxaa ay ka wadaan gobalka Shabellaha Hoose, gaar ahaan tuulooyin hoos yimaada degmada Owdheegle oo dhawaan ay la wareegeen. Saraakiisha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Waxgarad Baaq u Diray Dhinacyada Isku Haya Gobolka Sanaag Qaar ka mid ah waxgaradka Somaliland ayaa baaq nabadeed u diray beello walaalo ah oo isku haya deegaanno ka mid ah gobolka Sanaag. Waxa ay waxgaradkan sheegeen in looga baahan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Xiisad Dagaal Oo Laga Soo Sheegayo Gobolka Sanaag Wararka ka imaanaya gobolka Sanaag ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay ka taagan tahay xiisad dagaal, taasi oo u dhaxeysa beello walaalo ah oo wada deggan degmada Ceel-afweyn. C/risaaq Maxamed…