Akhriso: Habraaca Shirka dib u Heshiisiinta Beelaha Galmudug Oo La Soo Saaray Sheeko:Dalka Guddiga qaban qaabada Shirka Beelaha dega deeganada Maamulka Galmudug ayaa soo saaray habraaca Shirkaasi uu socon doono iyo waxa looga baahan yahay ka qeyb galayaasha shirka. .Xubnaha Guddiga ayaa soo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Liiska Magacyada Xildhibaannada Cusub Ee Jubbaland Guddiga madaxa bannaan ee xuduudaha iyo doorashoyinka Jubbaland ayaa ku dhawaaqay liiska xildhibanada cusub ee Baarlamanka Jubbaland. Guddiga ayaana soo gudbiyay liiska xildhibaanada cusub oo gaaraya73 mudane, oo dhawaan laga…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashooyinka Jubbaland Oo Shaaciyay Xildhibaanada Cusub Guddiga doorashooyinka madaxa banaan ee dowlad gobaleedka Jubbaland ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xildhibaanada cusub ee la soo xulay. Guddiga ayaa ayaa soo gudbiyay magacyada xildhibaanada ay soo xuleen odayaal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Laftagareen Ayaa Kulan La Qaatay Wafdigii Ka Socday DF Ee Baydhabo Gaaray Madaxweynaha Maamulka Koonfur galbeed Cabdicasiis xasan Maxamed (Lafgareen) ayaa Xafiiskiisa ku Qaabiley wafdigii oo uu hogaaminaayey Wasiirka Wasaaradda Boostada isgaarsinta iyo Teknoolajiyada Dowladda Federaalka oo Maanta Baydhabo gaaray. Soo dhaweyn…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowlad Gobaleedka Galmudug Oo Amar Ku Soo Rogay Dadka Magalada Gaalkacyo War ka soo baxay Wasaaradda Amniga Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa waxaa amar la dul-dhigay dadka ku nool Magalada Gaalkacyo, kaas oo la xiriira dhinaca Amniga. Amarkaan ayaa sigaar ah loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askarigii Nin Ajnabi ah ku Dilay Boosaaso Oo Gacanta Lagu Dhigay Taliska Ciidamada Booliska Gobolka Bari ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay war ka soo saareen dil askari ka tirsanaa Ciidamada Puntland uu u geystay Nin u dhashay dalka Kenya iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Magalada Baydhabo Wafdigaan Maanta gaaray Magalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa waxaa hoggaaminaya Wasiirka wasaaradda boostada, isgaarsiinta iyo tiknoolajiyada DFS Eng, Cabdi Canshuur Xasan. Wafdiga ayaa waxaa Garoonka Shaati Gaduud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nin Ajnabi ah Oo Lagu Dilay Magalada Boosaaso Wararka laga helayo Magalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ee dowlad gobaleedjka Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi goordhow lagu dilay Nin u dhashay dalka Kenya. Ninka la dilay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha K/Galbeed Oo Magacaabey Guddi u Xil-saran Baarista dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacay Magaalada Baydhabo Madaxweynaha K/Galbeed ayaa magacaabay guddi u xilsaaran Baarista Dhacdadii 9kii Bishan August 2019 ka dhacday Baydhabo,taasoo ahayd dad halkaasi lagu dilay. Guddigan oo ka kooban ilaa 9 xubnood ayaa isugu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Kismaayo: Diyaar-garowga Doorashada Jubbaland oo Si Habsami Leh U Socota Wararka aan ka heleyno magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland ayaa sheegaya in si habsami leh u socota diyaar-garowga doorashada lagu wado iney bishan ka dhaco magaalada xarunta…