Guddoomiye Mursal oo La Kulmay Jaaliyadda Soomaaliyeed Ee Magaalada Cape Town K/Afrika Sheeko:Baarlamaanka Xaflad lagu soo dhaweynayey wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha Golaha shacabka ee Baarlamaanka JFS ayaa waxaa lagu qabtay magaalada Cape Town ee dalka koofur afrika. Xaflada ayaa waxaa soo qaban qaabiyay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Sheeko Gaaban (Radio Drama) Waxaan halkaan ka dhageysan kartaa sheeko tixane ah oo ka hadlaya iskaashiga dowladda iyo dadweynaha.
1 daqiiqo Sheeko:War Dhageyso Fariin Dadweyne (PSA) Halkaan Waxaa ka dhageysan kartaa fariimo dadweyne oo bulshada loogu tala galay.
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoonka Kubadda Cagta Ee Banaadir Oo Loo Badalay Eng Yariisow Xaflad duco ah ayaa waxaa ay hadda ka socotaa garoonka kubadda cagta ee Banaadir. , xafladda ducada ah ayaa waxaa ka soo qeyb galay madaxda ugu sareyso dalka. Madaxweynaha Soomaaliya…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Amniga XFS Oo Soo Saartay War-Saxaafadeed ku Saabsan Qaraxii ka Dhacay Xaruunta Dowladda Hoose ee Xamar. Wasaaradda Amniga Gudaha oo tixraacaayso warbixin baariseed hor dhac ah oo ay sameeyeen hay’adaha Amniga ee DFS kuna saabsan qaraxii ka dhacay Xaruunta Dowladda Hoose ee Xamar 24/07/2019, waxay Wasaaradda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS oo War-saxaafadeed ka Soo Saartay Doorashada Jubbaland Wasaraadda arimaha Gudaha Soomaaliya ayaa war ay soo saartay waxaa ay ku faah-faahisay go’aanka Dowladda Soomaaliya ee ku aadan doorashada Jubbaland iyo habka ay ku socoto. Wasaaradda Arrimaha Gudaha XFS…
13 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Barnaamijka “ OGAAL” iyo Khilaafka Dowladda Federaalka Ah iyo Kuwa Xubnaha Ka Ah Barnaamijka “ OGAAL”ee ka baxa Goobjooj TV, uuna wado Prof. Cabdullaahi Maxmed Shirwac ayaa todobaadkan looga hadlay khilaafka dowlad gobaleedyada iyo dowladda federaalka, oo dad badani ay qabaan inuu ragaadiyay dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Amar ku Socdo Dugsiyadda Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Soomaaliya ayaa maanta soo saartay amar ah in dhammaan dugsiyadda waxbarashadda ee ku yaalla dalka ay si deg deg ah isaga diwaangaliyaan Wasaaradda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqani Saciid “Guul Iyo Guul Daro Hala Taageero Kooxaha Kubbadda Cagta Dalka” Guddoomiyaha xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab ayaa sheegay dib ugu soo noqoshada ciyaaraha qaarada Afrika ay qaadatay mudo dheer,balse howshan ay door wanaagsan ka ciyaareen madaxda naadiyada kubbadda…