Baarlamaanka Jubbaland Oo Maamuli Doona Doorashada Madaxtinimada Sheeko:Baarlamaanka Guddoonka cusub ee Baarlamaanka 2aad ee Jubbaland iyo Guddiga Doorashada ayaa isku waafaqay in Baarlamaanka lagu wareejiyo hoggaaminta Howsha doorashada Madaxweynaha, taasoo qeyb ka aheyd soo jeedintii Beesha Caalamka. Halkaan… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddiga Doorashada Puntland Oo La Dhaariyey Guddiga doorashooyinka ku meel gaarka ah ee Puntland ayaa maanta waxaa lagu dhaarirayay Madaxtooyada magaalada Garowe, waxaana goobjoog ahaa madaxweynaha Siciid Cabdillaahi Deni. Dhaarta ka dib Madaxweynaha ayaana bogaadiyay guddiga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DFS Oo Taageereysa Ololaha Jabuuti Ee Ka mid Noqoshada Golaha Ammaanka QM Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo booqasho shaqo ku jooga dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah la yeeshay dhiggiisa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Qatar Oo Shaacisay In Ay Billaabayso Mashruuca Dhismaha Dekadda Hobyo Wasiirrada dekadaha Soomaaliya iyo Qatar, Maryam Aweys Jaamac, iyo Jassim Bin Saif Ahmed Al Sulaiti ayaa si wadajir ah maanta u shaaciyay in la billaabayo dhismaha dekadda Hobyo ee goblaka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhiiri Geliy Isboorti Cali Jilacow Absuge Oo Dalka Kusoo Laabtay Ciyaartooydii xulka iyo kooxaha kala duwan ee dalka ayaa magaalada Muqdisho si weyn ugu soo dhaweeyay Cali Jilacow Absuge oo bahda ciyaaraha ku dhiiirigelin jiray is dhaxgalka bulshada,isagoo sidoo kale maamul…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland: Ugaas Xuseen Oo Taageeray Hannaanka Doorashooyinka Dowlad Goboleedka Ugaas Xuseen Ugaas Maxamuud Ugaas Qorane oo ka mid ah salaadiinnta dhaqanka ee dowlad goboleedka Jubbaland kana mid ahaa shaqsiyaadka kasoo horjeeday habka uu u socdo nimaadka habraaca doorashada Jubbaland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Kismaayo: Xildhibaanno Ka Tirsan BF oo Taageeray Hannaanka Doorasho ee Jubbaland Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka federaalka ee ku sugan magaalada Kismaayo, xarunta KMG ah ee Jubbaland ayaa qoraal ka soo saaray sida xornimada leh ay u dhacday doorashada ay goobjooga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xulista Duqa Muqdisho: Maxay Tahay in Looga Deydo London, Paris, New York ama Nairobi? Waxaa socdo dadaalo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku xulayo guddoomiyaha gobolka Banaadir iyo duqa Muqdisho. Duqa Muqdisho waxaa uu hadda ku yimaadaa xulista madaxweynaha, laakin waxaa jirtay xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Dagaal Ka Dhacay Deegaanka Bariire Ee Shabellaha Hoose Dagaal xooggan oo u dhaxeeyey ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ayaa xalay wuxuu ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Dagaalyahanno ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa waxa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Mareykanka: Siyaasiga Cali Jaamac Maxamed Oo Bogaadiyey Doorashooyinka Jubbaland Cali Jaamac Maxamed, oo ah siyaasi, madaxna ka ah “Somali American leadership council”, oo ku nool gobolka Ohio ee dalka Mareykanka ayaa waxaa uu wareysi dhinacyo badan siiyey Goobjoog News, isaga…