War Murtiyeedka Shirka Dib U Heshiinta Beelaha ee Dhuusamareeb Sheeko:Dalka, War Waxaa la soo gabagabeeyey shirkii dib u heshiisiinta beelaha dega deegaanada Galmudug oo 10-kii maalin ugu dambeeyey magaalada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud, shirka ayaana waxaa laga soo saaray war-murtiyeed. Maxamed… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka War murtiyeedka Shirka Dastuurka ee Wasaaradda iyo Guddiyada Dastuurka Shirkan oo muddadii u dhaxeysay 15-17 dhexmaray wasaaradda dastuurka iyo guddiyada ku shaqada leh arrimaha dasruurka ee midka madaxbannaan iyo midka baarlamaanka ayaa laga soo saaray war murtiyeed. Halkaan ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Wasiirka Maaliyadda Puntland oo Ka Hadlay Shirkii Deyn Cafinta ee Adis Ababa Wasiirka wasaaradda maaliyadda dowlad gobaleedka Puntland Xasan Shire Cabdi ayaa ka warbixiyay kulan magaalada Adis Ababa ay kula yeesheen wasiirka wasaaradda xukuumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdi raxmaan Ducaale Beyle kaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shirka Jimciyadda Qaramada Midoobey oo Maanta Furmaya iyo Farmaajo Oo Ka Qeybgalaya Waxaa maanta si rasmi ah magaalada New York ee dalka Mareykanka uga furmaya shirka guud ee jimciyadda qarumaha ka dhaxeysa, kaas oo ay ka qeyb galayaan madaxda ilaa 193 dal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka DFS Oo Howlgal Ka Sameeyey Shabellaha Dhexe Ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ayaa waxa ay howlgallo ballaaran ka sameeyeen wadada isku xirta Balcad iyo Jowhar, halkaasi oo falalka amni darri kusoo bateen. Sida ay sheegeen goob joogayaal, ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kulan Dhexmaray Guddiga Doorashada Puntland iyo Midowga Yurub Guddiga doorashooyinka dowlad gobaleedka Puntland oo uu dhowaan uu ku dhawaaqay madaxweyne Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta kula kulmay magaalada Garowe ee caasimadda maamulkaasi u qaabilsanaha Midowga Yurub Soomaaliya Nicolas Berlanga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wafdi ka Socda Dowladda iyo WHO Oo Gaaray Koonfur Galbeed Wasiirka wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka bulshada Drs Fowziyo Abiikar Nuur iyo wafdi heer caalami ah oo ka socda Hay’adda Caafimaadka Aduunka ee WHO ayaa maanta gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kuwait oo Mamnuucday Dhuxusha Looga Qaadayo Soomaaliya Dalka Kuwait ayaa waxaa uu mamnuucay dhusha looga qaadi jiray Soomaaliya, sidaasi qoraal ka soo baxay wasaaradda ganacsiga ee dalkaasi. “Wasaaradda waxaa ay mamnuucday dhuxusha laga soo dhoofiyo Soomaaliya, kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb: Farmaajo oo Soo Xiraya Shirka Beeleedka Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka, mudane, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku wajahan magaalada Dhuusamareeb ee caasimada dowlad Goboleedka Galmudug. Amniga magaalada ayaa la sheegayaa in la adkeeyey, ujeedka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Khasaare Ka Dhashay Qarax Lala Eegtay Maamulka Shabeellada Hoose Wararka naga soo gaarayo gobalka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in goordhow qarax lagula eegtay mas’uuliyiin ka tirsan maamulka gobalka Shabeellaha hoose xili ay ku sii jeejeen deegaanka Shalaanbood. Qaraxa oo…