Maxay Ka Wadahadleen Ra’iisul Wasaare Kheyre Iyo Xoghayaha Maaliyadda Maraykanka? Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dooxa kula kulmay xoghayaha maaliyadda dowladda Mareykanka, Steven Mnuchin, oo kamid ah madaxda ka qayb geleysa madasha 19-aad ee Dooxa.… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Dani “Illaa Hadda Ma Cadda Nooca Ay Tahay Doorashada Soo Socoto Ee Federaalka” Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid C/laahi Dani ayaa sheegay in aanay wax shaqo ah ku lahayn nidaamyada hadda socda ee la doonayo in lagu wajaho doorashooyinka 2021 ee dowladda dhexe.…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirka Warfaafinta Oo Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Wasiirka wasaaradda warfaafinta ee xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa maanta oo Axad ah waxaa lagu wadaa in uu hortago golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya. Xildhibaanno gaaraya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hal Milyan oo Buug Ayaan Diyaarinnay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta daah-furay Manhajka dugsiyada hoose iyo dhexe ee dalka isaga ka hadlay arrimo badan oo manhajka, ardeyga iyo guud ahaan waxbarashada dalka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nabaddoon Villa Somalia Ku Eedeeyey Musuq iyo Faragelin Nabaddoon Imaan Jimcaale Faarax oo ka mid ah ergadii dhawaan loo diiwaan geliyey soo xulista xulidhibaannada Galmudug ayaa sheeg in wasaaradda arrimaha gudaha ay ka saartay liiskiisa nabaddoonada ee ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Mahaday Oo Aan Gurmad Ka Helin DFS Iyo Hirshabelle Maamulka degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe ayaa sheegay in xaalad adag oo dhanka nolosha ah ay ka jirto degmadaasi, kadib markii dhowaan uu ku fatahay Wabiga Shabelle. Saa Fuleel…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiir Sabriye “Waxaan Dardargelinaynaa Dhismaha Maamulka Galmudug” Wasaaradda arrimaha gudaha ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay iney socdaan qorsheyaasha lagu dedejinayo dhismaha dowlad goboleedka Galmudug. Wasiirka wasaaraddan Cabdi Maxamed Sabriye ayaa sheegay in ay ka go’antahay dhismaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Golaha Shacabka Oo Warbixin Ka Dhageysanaya Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa in kulankooda warbixin uga dhageystaan Guddiga Madaxa Banaan ee Doorashooyinka Qaranka, isla markaana ay mudanaayasha sii amba qaadaan ka doodista…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog Oo Dood Ka Qabatay Sharciga Doorashada ee Golaha Horyaalla. Ayada oo Baarlamaanka federaalka ah ee Soomaaliya uu horyaallo sharciga doorashooyinka si doorasho loogu qabto 2021-ka ayaa waxaa socoto doodo arrintaas la xiriira. Markaan ka anba qaadno sharciga dorashooyinka ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Hindise-sharciyeedka Difaaca Qaranka Soomaaliyeed Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa Maanta kulan ay ku yeesheen Muqdisho waxa ay ku meel mariyeen hindise-sharciyeedka difaaca Qaranka Dalka oo Golaha usoo gudbisay Wasaaradda difaaca. Shirka ayaa sidoo kale lagu…