Faysal Cali Waraabe: Isma Lahayn Hargeysa Waxay u Darsan Doontaa Dadkii Xamar Laga Soo Magacaabi Jiray Sheeko:Dalka Guddoomiyaha xisbiga mucaaradka UCID ee Somaliland, Faysal Cali Waraabe ayaa waxqabad xumo ku eedeeyey xukuumadda Muuse Biixi oo uu sheegay iney dayacday magaalada Hargeysa. Wuxuu sheegay Waraabe in muddo 28… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaanno Ka Sheeganaya Jahawareer Ka Dhacay Golaha Shacabka ee BF Xalay fiidkii, waxaa xildhibaannada golaha shacabka u soo dhacay fariimo abuuray jahawareer iyo isku dhexyaac badan. Saddex fariin oo kala duwan ayaa u soo dhacday saacad gudaheeda, oo kala xambaarsan…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliyaha Ciidanka Lugta iyo Midka 21-aad oo Ka Warbixiyey Weerarkii Galkacyo Taliyaha ciidamada lugta ah ee xoogga dalka Soomaaliya Cabdixamiid Maxamed Dirir ayaa ka warbixiyey weerarkii lagu qaaday habeenimadii xalay kolonyo ciidan ah oo hoggaaminayey gudaha magaalada Gaalkacyo ee Galmudug. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wasiirro Maanta Hortagaya Golaha Shacabka Xildhibaannada golaha shacabka oo maanta kulan ku leh magaalada Muqdisho, ayaa kulankoodan waxa ay su’aallo ku weydiin doonaan wasiirro ka tirsan xukuumadda federaalka Soomaaliya. Wasiirada maanta hortagaya golaha shacabka ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Puntland Ka Tiri Qaraxii Gaalkacyo? Wasaaradda arrimaha gudaha ee dowlad goboleedka Puntland ayaa ka hadashay qarax xalay ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Maxamed C/raxmaan Dhabancad, wasiirka wasaaraddan ayaa sheegay iney aad uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahin: Ku Dhowaad 10 Qof Oo Ku Geeriyootay Qarax Xalay Ka Dhacay Gaalkacyo Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax loo adeegsaday gaari oo habeenkii xalay ahaa ka dhacay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Waxaa qaraxan lagu weeraray…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Shirkii Maaliyadda Dalka oo Kismaayo lagu Soo Gaba-gabeeyay Waxaa magaalada Kismaayo ee caasimadda dowladgobaleedka Jubbaland maanta lagu soo gaba-gabeeyay shirkii wasiiradda maaliyadda dowladda federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah ,waxaana gabagabada shirka wasiiradu ay ku heshiiyeen sii xoojinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ma’da Oo Laga Ceyriyey Shaqadii Tiyaaterka Qaranka Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa xilka ka qaaday maareeyihii Golaha Murtida iyo wacyigalinta Qaranka Maxamed Abuukar Axmed Ma’da. Wareegto kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Axmed Madoobe Oo Furay Shirka Wasaaradaha Maaliyadda DFS Iyo Dowlad Goboleedyada Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa goor dhow wuxuu magaalada Kismaayo ka furay shirka wasaaradaha maaliyadda ee DFS iyo dowlad goboleedyada. Shirkan ayaa waxaa ka qeybgalaya wasiirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Richard Otto Oo Loo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Uganda Ee Soomaaliya Dowladda Uganda ayaa waxay taliye cusub usoo magacwday ciidankeeda ka jooga Soomaaliya ee qeybta ka ah howlgalka midowga Africa ee AMISOM. Richard Otto ayaa xilkan loo magacaabay, wuxuuna xilka kala…