Goodax: Gobolka Banaadir waa Inuu Maamulaa Waxbarashadiisa Sheeko:Waxbarashada Wasiirka wasaaradda waxbarashada xukuumadd federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maanta waxaa uu ka hadlay hannaanka guud ee waxbarashada gobalka Banaadir iyo dadaalka wasaardda ugu jirto hormarinta waxbarashada gobalka. Wasiirka… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Degdeg: Madaxweynihii Hore Ee Masar Oo Geeriyooday Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi. Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir. Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo DF Ku Eedeysay Amni Xumada Gobalka Gedo Ka Dib Dilal Ka Dhacay Gobalkaasi Xildhibaano ka tirsan dowlad goboleedka Jubbadland islamarkaana u waramay Goobjoog News ayaa waxa ay eedeyn kulul u jeediyeen madaxda u sareysa dalka sida madaxweyne Farmaajo iyo ra’isulwasaare Kheyre. Mudanayaashan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo: Saddex Guddoomiye Oo Lagu Dilay Degmada Baardheere Wararka aan ka helayno degmada Baardheere ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in xalay degmadaasi lagu dilay ilaa iyo seddex guddoomiyo waaxeed, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Gaashanle Cabdi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Waamo Ee Jubaland Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Dowladda Federaalka Ah Ku Eedeeyey Adeegsiga Ciidan iyo Dhaqaale Sharci-darro ah Dowladda Mareykanka oo si dhow saaxiib u la ah taageerana siisa ciidamada xoogga dalka ayaa markii ugu horeysay si kulul uga hadashay ciidamo dowladda fedraalka Soomaaliya muddooyinkii ugu dambe ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF Iyo Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn Ay Ku Dileen Sarkaal Ka Tirsanaa Al Shabaab War ka soo baxay dowladaha Mareykanka iyo Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in duqeyn dhinaca cirka ah ay ku dileen sarkaal sare oo ka tirsanaa dagaalyahanada Al shabaab. Duqeynta oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Ridday Xukunno Kala Duwan Maxakamadda darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida oo u fariisatay Dacwad ciqaabeed Dhallinyaro loo heysto Burcadnimo hubeysan ayaa ku kala ridday xukunno kala duwan. Maxkamaddu waxay Cabdikaafi Cabdi Jaamac Warsame…