U bood dhigaalka

Degdeg: Madaxweynihii  Hore Ee Masar Oo Geeriyooday

Febraayo 25, 2020

Madaxweynihii hore ee dalka Masar Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday cisbitaal ku yaalla magaalada Qaahira ee dalkaasi.

Xusni Mubaarak ayaa ku geeriyooday da’da 91-sanno jir.

Madaxweyne Xusni ayaa awood miletari ku maamulayay dalka Masar muddo ku siman 30- sanno.

Xusni Mubaarak waxaa sannadkii 2011-kii xilka ka tuuray militariga kaddib kacdoonkii ka dhacay dalkaas.

Goobjoog News