Madaxweynaha Jubbaland Oo Mar Kale Gaaray Magaalada Dhoobleey Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta waxa uu mar kale gaaray magaalada Dhoobleey ee gobalka Jubbada hoose halkaasi oo uu dhowaan ka soo laabtay. Socdaalka Axmed Madoobe… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ra’iisulwasaaraha Sudan oo Ka Badbaaday Isku-day Dil Wararka ka imanaya Sudan ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaare Cabdalla Xamduuk oo ka badbaaday isku-day lagu dili rabay. Telefishinka dowladda iyo xubin ka tirsan golaha wasiirada ee dalkaasi ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Qofkii Ugu Horreeyay Ee Caabuqa Coronavirus Ugu Geeriyooday Afrika Nin u dhashay Jarmalka oo ku sugnaa Masar kaddib markii uu ku dhacay caabuqa Corona ayaa haatan u geeriyooday cudurka, waxaana la sheegay inuu yahay qofkii ugu horreeyay ee uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Taliyaha Guud Ee Ciidamada Talyaaniga Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus Wararka ka imaanaanaya dalka Talyaaniga ayaa waxa ay ku waramayaan in taliyihii guud ee ciidamada dalkaasi laga helay caabuqa Coronavirus oo ku sii fidiya dalkaasi. Taliyahan oo lagu magacaabo Salvatore…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yuusuf Garaad: Madaxweyne Qoorqoor inkastoo aynaan isku ra’yi ahayn waxaan aqbalay Howsha uu ii xilsaaray Yuusuf Garaad Cumar wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa waxa uu soo dhoweeyay magaacaabista madaxweyne Qoorqoor ee ah in uu noqdo guddoomiyaha guddiga qabanqaabada xafladda Caleemasaarka ee madaxweynaha Galmudug…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Si Kulul uga Hadashay Ciidamada isku uruursanaya Gedo, Baaq Degdeg Ahna Dirtay Warsaxaafadeed ay soo saartay beesha caalamka ayaa waxa ay walaac xooggan uga muujisay xaaladda gobolka Gedo iyo ciidamada gobalkaasi isku aruursanaya ee kuwa dowladda iyo ciidamada daraawiishta Jubbaland, waxaana dhinacyadaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Madaxweyne Qoorqoor Oo Magacaabay Guddi Ka Shaqeynaya Xafladda Caleema Saarkiisa Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqqor ayaa magacaabay guddi ka shaqeyn doona qabanqaabda xafladda caleema saarkiisa, waxaana guddigaasi ka soo muuqday masuuliyiin hore. Guddigan ayaa ka kooban 12…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo La Kulmay Wasiirka Arrimaha Gudaha Kenya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan kula qaatay Villa Soomaaliya Wasiirka Arrimaha Gudaha Dalka Kenya Mudane Fred Matiang’i ayaa ka guddoomay dhambaal uu uga siday Madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Talyaaniga oo 15 Gobol Dadkii Ku Noolaa La Karantiilay Dowladda Talyaaniga ayaa ilaa 16 milyan oo qof karantiishay iyada oo isku dayeysa xakameynta faafitaanka caabuqa cusub ee coronavirus. Qof walba oo ku nool gobolka Lombardy iyo 14 kale oo…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Soomaaliya Xasilooni Siyaasadeed Loogu Heli Karaa, Maxaase Hortaagan? Soomaaliya muddo sedex sano ah oo soo idlaatay madaxda dowladda, kuwa dowlad gobaleedyada qaarkood iyo siyaasiyiinta majirin xasiilooni siyaasadeed oo dhinacyadu isaga raali ahaayeen ama la isku raacsan yahay mudadaasi,…