Goodax Barre iyo Cumar Filish oo Kawada Hadlay Hannaanka Wareejinta Waxbarashada Gobalka Sheeko:Waxbarashada Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumaddda federaalka Soomaaliya Cabullaahi Goodax Barre iyo guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Cumar Filish, ayaa maanta kulan ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu Sunna Oo War Cusub Soo Saartay, Baaqna U Dirtay Beesha Caalamka Ururuka ahlu sunna oo looga adkaaday siyaasadda maamulka Galmuduga yaa maanta waxa ay soo saareen war cusub oo ay kaga hadlayaan xaaladihii ay soo mareen muddooyinkii dambe oo dagaal uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Baladweyne oo Soo Saaray Miino lagu Aasay Suuqa Magaaladaasi Wararka naga soo gaarayo Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobalka Hiraan ayaa ku soo waramaya in Ciidamada Booliska magaalad Baladweyne ay Fashiliyeen Miino nuuca dhulka lagaliyo ah oo lagu aasay xaafada…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Kulamada Wadatashiga Dib-u Eegista Dastuurka oo Weli Ka Socda Baydhabo Hay’adaha u xilsaaran dib-u-eegista Dastuurka ee kala ah Wasaaradda Arrimaha Dastuurka, Guddiga la-socodka ee Baarlamaanka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-Eegista iyo Hirgalinta Dastuurka ayaa kulan wada tashi ah la yeeshay…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiir Geelle oo DF ku eedeeyay in Deegaanno Nabddoonaa ay Colaad ka Hurisay Wasiirkii hore ee warfaafinta xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb. Daahir Maxamuud Geelle ayaa sheegay in ciidamo loo baahnaa in ay xasiliyaan aminiga caasimadda Muqdisho, gobalka Banaadir iyo labada gobal ee la…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Maxkamadda Ciidamada Oo Xukun Ku Ridday Eedeysane Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa waxa ay xukun xabsi ah ku ridday Muuse Axmed Maxamed oo lagu soo eedeeyay in Al shabaab uu qaabilsanaa farsamada waxyaabaha qarxa sida bombada gacanta…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo Ku Tilmaamay Dagaalka Gedo Mid Sokeeye Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cabdiqaasim Salaad Xasan oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa waxa uu ka hadlay dagaalada muddooyinkii dambe ka dhacayay qeybo ka mid ah gobalada dalka, waxa uuna…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Sheegay in Duqeyn Dhinaca Cirka Ah uu Ku Dilay Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Dowladda Mareykanka ayaa sheegtay in iyada oo kaa shanaysa ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee dowladda federaalka Soomaaliya ay duqeyn dhinaca cirka ah ku dhishay xubno ka tirsan dagaalamayaasha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo Si Kulul U Cambaaraysay Hadalkii Danjire James Swan Maamulka Soomaaliland ayaa waxa uu si kulul u cambaareeyay hadal ka soo baxay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya ee James Swan kaasi oo ahaa in uu la socon…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Jubbaland: Xukun Lagu Riday Askari Horay Dil U Geystay Maxkamada Ciidanka Jubbaland ayaa xukun dil ah ku riday Dable Bile Khaliif Xussein oo ka tirsan Ciidanka Xooga dalka qaybta 43-aad. Askariggaan ayaa 5tii bishan sadexaad 2020 askari kale oo ka…