Deegaanada Puntland Oo Lagu Soo Rogay Bandow Habeenkii Ah Sheeko:Amniga Iyada oo magaalada Garoowe ee xarunta gobalka Nugaal ay kullan xasaasi ah ku qaaten madaxda ugu sareysa maamulka Puntland ayaa waxaa kullankaasi laga soo saaray awaamiir ay mid tahay in… 1 daqiiqo
3 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Xog: Xadka Dhulka Ah Ee Ay Soomaaliya La Wadaagto Kenya iyo Itoobiya oo furan, Sabab? Inkasta oo dowladda federaalka ah ay xirtay duulimaadyada caalamiga ah iyo kuwa gudaha hadana waxaan ogaannay in weli uu furan yahay xadka ay Soomaaliya la wadaagto dalalka Kenya iyo Itoobiya.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Xisbiga Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo Ka Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Guddoomiyihii Nugaal Xisbiga uu hogaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ee Himilo Qaran ayaa waxa uu ka tacsiyadeeyay geeridii ku timid guddoomiyihii gobalka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi oo xalay u…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Puntland Oo Ka Shiray Amniga Maamulkooda iyo Xanuunka Coronavirus Shir ay isugu yimaadeen madaxda dowlad gobaleedka Puntland oo ka dhacay magaalada Garowe uu goobjoog ahaa madaxweyne Siciid Cabdillaahi Deni iyo ku-xigeenkiisa Axmed Cismaan Karaasha, ayaa looga hadlay arrimo ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Wararkii Ugu Dambeeyay ee Qaraxii Xalay Ka Dhacay Magaalada Garoowe Waxaa xalay abaaro 7-dii fiidnimo mar qura magaalada Garowe laga maqlay jugta qarax culus kaasi oo lala beegsaday gaari ay la socdeen gudoomiyihii gobalka Nugaal Cabdisalaam Xasan Xirsi iyo taliyihii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 30-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Dowladda dhexe ayaa ka hadashay qarixii xalay ka dhacay Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Guddomiyihii Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Garoowe: Qarax Lala Eegtay Mas’uuliyiin Wararka caawa naga soo gaarayo magaalada Garowe ee caasimadda dowlad gobaleedka Puntland ayaa sheegayo in goordhow uu ka dhacay qarax ismiidaamin kaas oo lala eegtay masuuliyiin ka tirsan maamulka gobolka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland oo Ka Hadley Amniga iyo Arrimo Kale Madaxweyne ku-xigeenka koowaad ee dowlad gobaleedka Jubbaland Maxamuud sayid Aadan ayaa maanta ka warbixiyey xaladda guud ee Jubbaland, isaga oo soo hadalqaaday arrimaha amniga Jubbaland iyo howlagalada ciidamada daraawiishta ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliland Oo War Cusub Ka Soo Saartay COVID-19 Guddiga ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland oo maanta kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulkaasi ayaa waxaa ay war hor leh ka soo saareen Caabuqa COVID-19, iyadoo amarro…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 29-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: AMISOM ayaa xirtay xerada Xalane, xilli maamlo ka hor laga helay qof qaba Cudurka Coronavirus awadii. Dowladda Federaalka…