AMISOM Oo Muddo 30 Cisho Ah Xanibtay Dhaqdhaqaaqa Xarunta Xalane ee Muqdisho Sheeko:Dalka Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya kaasi oo loo yaqaan AMISOM, ayaa xaddiday dhammaan galitaanka iyo ka bixitaanka xerada Xalane ee magaalada Muqdisho. AMISOM ayaa waxa ay sheegtay in… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka DF oo Sheegtay inaan La Hakin Raashinka iyo Daawada Dalka Gudihiisa Isaga Kala Goosha Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in aan la hakinin waxyaabaha lagamamaarmaanka u ah Bini’aadamka sida qutul daruuriga ah xilli dowladdu shalay soo saartay go’aan lagu hakinayo duulimaadyada daka gudahiisa ah.…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Mareykanka Oo Sheegay In Duqeyn Dhinaca Cirka Ah Ay Ku Dileen Xubno Ka Tirsan Al Shabaab War ka sooo baxay dowladda Mareykanka ayaa waxaa lagu sheegay in dagaalamayaal ka tirsan Al shabaab ay ku dileen qeybo ka mid ah gobalka Baay ka dib markii duqeyn dhinaca…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Murashaxiinta Gudddoonka Baarlamaanka Koonfur Galbeed Oo Maanta is Diiwaangalinaya Waxaa magaalada Beydhabo ee maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya maanta ka soconaya is diiwaangalinta musharixiinta guddoonka baarlamaanka maamulkaasi oo dhowaan loo soo xulay xildhibaano cusub. Shalay guddiga doorashada goddoonka baarlamaanka Koonfur…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 29-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Mareykanka & Dowladda Somaliya ayaa si wadajir ah uga hadley duqeyn laga fuliyey Gobolka Baay. Amarka…
3 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Sidee Somaliland iyo Dowlad Goboleedyada Uga Hadleen Coronavirus Xanuunka Coronavirus walaaciisa ayaa dalka gudihiisa ah mid sii kordhayo iyadoo maanta dowladda federaalka Soomaaliya ay ku dhawaaqday hakinta duulimaadyada gudaha dalka, waxaana horay loo xiray maalmo goobaha waxbarashada ka…
3 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxda Somaliland oo Ka Hadashay Arrimaha Deyn Cafinta iyo COVID-19 Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo guddoomiyeyaasha xisbiyada Wadani iyo Ucid, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) iyo Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa maanta si wada-jir ah u sharraxay Aragtida Somaliland ee…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Faahfaahin: Ilaalada Senetor Dhageey Oo Dhuusamareeb Dil Ka Geysatay Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda dowlad gobleedka Galmudug ayaa ku waramayo in dil loogu geystay magaaadaasi xubin hore oo ka tirsanaan jiray ururka Ahlusunna, waxaana dilkaasi geysatay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 28-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Dowladda dhexe ayaa hakisay safarrada gudaha Dalka, si loo yareeyo Faah-faahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya Qarax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya Oo Si Ku Meel Gaar Ah U Joojisay Duulimaadyada Dalka Gudahiisa Ah Qoraal goor dhow ka soo baxay wasaaradda gaadiidka iyo duulista hawada Soomaaliya ayaa waxaa si ku meel gaar ah loo joojiyay duulimaadyada dalka gudahiisa ah laga bilaabo dhamaadka maalinto berito…