Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Oo Kullan La Qaatay Danjire James Swan Sheeko:Dalka Wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee dowladda federaalka Soomaaliya Amb Axmed Ciise Cawad ayaa xafiiskiisa magaalada Muqdisho waxa uu kullan kula qaatay wakiilka qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliya Oo Gaartay Heerkii Looga Cafin Lahaa Deymaha Lagu Leeyahay Warbixin ka soo baxday hey’adda lacagta adduunka ayaa lagu sheegay in Soomaaliya ay gaartay hal abuurka deymaha looga cafinayo wadamada faqriga ama waxa loo yaqaano barta go’aan qaadasha dayn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 26-03-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xalay Shir Jaraa’id oo xafiiska uu ku qabtay waxuu uga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Gaashaandhigga Suudaan oo Ku Geeriyooday South Sudan Wasiirka gaashaandhigga Suudaan, Janaraal Jamaal Cumar ayaa wadna xannuun ugu dhintay gudaha Suudaanta Koonfureed, sida ay ku warrantay wakaaladda wararka Reuters oo soo xiganeyso afahayeen u hadlay militariga Suudaan. Janaraal…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dalka Jabbuuti: Kiisaska Coronavirus oo Kordhay Wadanka Jabbuuti ayaa maanta diiwaan geliyey kiisas hor leh oo xanuunka Coronavirus ah kuwaas oo laga helay gudaha wadan , ka dib markii dowladdu horay u karantiishay labo ruux kuwaas…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobolka Banaadir oo Ka Warbixiyey Khasaaraha Qarax Ka Dhacay Muqdisho Maamulka gobolka Banaadir ayaa ka warbixiyey qarax maanta ka dhacay malaagada Muqdisho, kaas oo geystay khasaare dhimasho iyo dhaawac isugu jiro oo soo gaaray dad shacab ah . Afhayeenka maamulka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyihii Deegaanka Raaskambooni Oo Qarax Miino Lagu Dilay Wararka aan ka helayno deegaanka Raaskambooni ee gobalka Jubbada hoose ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qarax miino lagu dilay guddoomiyihii degmadaasi ee Cabdullaahi Diiriye Qaraxa oo ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 25-03-2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Bajaajlayaasha ka shaqeeya wadada xiriirisa Muqdisho iyo Ceelaha biyaha oo maanta dhigay dibadbaxyo ay uga cabanayaan in laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Sababay Khasaare Kala Duwan Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho Wararka aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in goor dhow qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay uu ka dhacay agagaarka taalada Sayidka ee magaalada Muqdisho. Qaraxan ayaa la sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Boqorka Dalka Wales Oo Laga Helay Cudurka Coronavirus Amiirka Wales ayaa baaritaan lagu sameeyay lagu ogaaday in uu qabo xanuunka coronavirus, sida lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay Aqalka Clarence. “Amiir Charles, oo 71 sano jir ah,…