Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Shaacisay Kiisas La Xiriira Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo dayeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa goordhow shaacisay kiisas ku soo kordhay xanuunka Coronavirus kuwaas oo dhowaan dalka laga diiwaa geliyey 60 kiis War qoraal ah oo… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Falcelinta Siyaasiyiinta , Xildhibaanada Barlamaanka iyo Hay ‘adaha Ee Xarigga Weriye Cabdicasiis Gurbiye oo Ku Xiran Amarka Xafiiska Madaxweynaha. Waxaa maalinkii labaad Magaalada Muqdisho ku xiran tifaftiraha Warbaahinta Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo shalay looga yeeray saldhigga Degmada Hodan Isla markana weli u xiran amar ka soo baxay xafiiska…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Marxuun Cumar Shooli oo Maanta Lagu Aasay Magaalada Muqdisho Allah unaxariistee Fanaankii Caanka ahaa Cumar Cabulle Shooli ayaa maanta lagu aasay gudaha magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, oo habeenimadii xalay uu ku geeriyooay, aska loo sameeyey ayaa waxaa ka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Daawo: Dr Xasan Sheekh Cali ” Qofna Lama Xiri karo Cadeyn La’aan ” Dr. Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare cilmiga siyaassadda ka dhiga jaamacadda umadda Soomaaliyeed oo GoobjoogTV la hadlay ayaa sheegay in sharci darro ay tahay in la xiro qof…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Askar Lagu Dilay Duleedka Muqdisho Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ku dilay askar ka tirsan ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya. Qolyaha askarta dilka u geystay ayaa ahaa dhalinyaro ku hubeysanaa Bastoolad kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tifaftiraha Goobjoog oo Loo Gudbiyay Xabsiga Dhexe iyadoo Aysan Dhicin Garmaqalka Dacwaddiisa Agaasime ku-xigeenkii Goobjoog Media Group Cabdicasiis Gurbiye ayaa loo gudbiyay xabsiga dhexe, ee magaalada Muqdisho iyada aysan dhicin garmaqalka dacwaddiisa markii qareenadiisa ay gudbiyeen gal dacwadeedkiisa. Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 15-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye Oo Maalintii 2-aad U Xiran Dowladda Soomaaliya.. Maamulka Warbaahinta Goobjoog ayaa war-saxaafadeed ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Weriye Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo Maalintii Labaad Ku Xiran Amarka Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya. Qareennada u doodaya Weriye Cabdi casiis Gurbiye ayaa sheegay in si aan sharciga waafaqsaneyn loo maray habka xiridda Weriyaha Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo maalintii labaad u xiran Dowladda Federaalka.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Guddoomiye Abshir oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Ku Timid Cumar Cabdulle Shooli Guddoomiye ku-xigeenka koowaad ee golaha aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Senoter Abshir Maxamed Axmed ayaa ka tacsiyeeye geeridii ku timid Allaah u naxariistee fanaankii caanka ahaa ee Cumar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Maareeye oo Ka Hadlay Warqad Dhowaan Wasaaraddiisa Ka Soo Baxday War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay warqad maalmo ka hor ka soo baxday wasaaraddaasi taasi oo lagu soo bandhigayey in Taleefishinka Qaranka uu…