Tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Gurbiye Oo Maalintii 2-aad U Xiran Dowladda Soomaaliya. Sheeko:Dalka Waxaa maalinkii labaad magaalada Muqdisho ku xiran tifaftiraha Goobjoog Cabdicasiis Axmed Gurbiye oo shalay looga yeeray saldhigga Degmada Hodan kaddibna xarig aan sharci ahayn halkaasi loogu geystay. Dowladda Soomaaliya ayaan… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Mareykanka oo Hakinaya Dhaqaalaha uu Siiyo Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee WHO Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu faray maamulkiisa in uu hakiyo dhaqaalaha la siinayo hey’adda caafimaadka adduunka ee WHO. Waxa uu sheegay in WHO ay ku guuldareysatay waajibaadkeeda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Ka Tacsiyeyday Geeridii Fannaan Cumar Shooli Wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye ayaa ka tacsiyeeyay geerida ku timid Allaha u naxariistee Fannaankii weynaa Cumar Cabdulle shooli oo xalay ku…