Shafiir Sheekh Axmed oo Ka Hadlay Dilkii Xalay Ka Dhacay Degmada Boondheere Sheeko:Amniga Gudoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa caawa war ka soo saaray dilkii xalay ka dhacay degmada Boondheere ee gobolka Banaadir kaas oo lagu dilay labo ruux oo shacab… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliyihii Booliska Saldhigga Boondheere oo Xilkiisa Ku Waayey Dilkii Xalay Ka Dhacay Degmada Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliya jeeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta xilka ka qaaday Taliyihii saldhigga booliiska degmada Boondheere ee gobolka Banaadir Najiib Carab, kadib markii askari ka tirsan ciidanka…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Kiisaskii Ugu Dambeeyey Coronavirus Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee cudurka Coronavirus oo maaminba maalinta ka dambeyso la dareemayo korarkiisa gudaha Muqdisho, iayadoo wasaaraddu…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Shirkad Dawooyinka Sameeyso oo Ku Dhawaaqday Soo Saarista Tallaal Loga Hortagaya COVID19 Xilli Tirada dhimashada uu sababay virus-ka corona adduunka oo dhan ay ku dhowdahay (200,000) Laba Boqol oo kun, ayay Hay’adda Caafimaadka Adduunku ku baaqday dardar-gelinta soo saarista tallaal si loola…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Jabuuti oo Shaacisay Kiisas Cusub oo Coronavirus Ah Wasaaradda caafimaadka dowladda Jabuuti ayaa waxa ay shaacisay kiisas cusub oo hor leh islamarkaana la xiriira caabuqa Coronavirus oo dalkaasi uu si darran u saameeyay. Wasaaradda caafimaadka ayaa xaqiijisay kiisas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Markale Wax Ka Badashay Bandowga Saaran Magaalada Muqdisho Shir jaraa’id oo goor dhow ay aqalka dowladda hoose ee Xamar si wadajir ah ugu qabteen guddoomiyaha gobalka Banaadir Cumar Filish iyo taliyaha booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hay’adda Hormuud Foundation Oo Maanta Ku Dhawaaqday In Ay Qeyb Ka Tahay Dagaalka Lagula Jiro Cudurka Covid19 Kuna Dhawaaqday Caawinaada 20,000 Qoys Danyar Ah Oo Ku Nool Muqdisho Xubno ka tirsan Hay;adda Hormuud Foundation ayaa shirkan jaraa’id ku Qabtay Xarunta Hay’ada ee Magaalada Muqdisho waxay kaga war bixiyeen Dadaalada tooska ah oo ay kaga qeybqaadanayaan dhibaatada Caalamka Gaadhay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Caga-jugleynta Wariyaha VOA Haruun Macruuf. Sannadihii nacaybka Farmaajo Ee Cambaareynta Iyo Joojinta Isla-xisaabtanka. Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay Khamiistii inay u gudbisay dacwad Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka taas oo ujeedkeedu yahay in dacwad lagu soo oogo Wariyaha VOA Harun Maruf…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Cumar Filish oo La Hadlay Dibadbaxyaal Careysan oo Maanta Bannaan Baxyo Ka Dhigay Muqdisho Guddoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa la hadlay dibadbaxyaal careysan oo maanta magaalada muqdisho ka dhigayay bannaanbaxyo rabshado wata oo ay uga soo horjeedaan dil…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Odowaa oo Bogaadiyay Golaha Wasiirda Cusub ee Galmudug Xildhibaan Abdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu u diray golaha wasiirada cusub ee maamulka Galmudug oo ay ka mid noqdeen xildhibaano caan ah. Odowaa ayaa tilmaamay…