Xildhibaan Fiqi: Lama Huraan Waa Halkii Laga Yimid Iyo Galmudug Sheeko:Dalka Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u magacaabay wasiirka amniga ee maamulkaasi ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu uga hadlayo magacaabistiisa. Fiqi ayaa waxaa uu bulsha… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saabir Shuuriye: Waxaan Go’aan Sannay inaan Lixaadkeenna isugu Geyno Hormarka Dadka iyo Deegaanka Galmudug Xildhibaaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay in wasiir looga magacaabay maamulka Galmudug isaga oo arrinkaasi si weyn u soo dhoweeyay. Saabir Shuuriye ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo War Ka Soo Saartay Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda Cabsi Laga Qabo COVID-19 Dartii Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda,inta lagu guda jirow xiliyada Bandowga.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Taliska Booliska Soomaaliya oo Xabsiga Dhigay Askari Xalay 2 Qof Ku Dilay Muqdisho Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabay dable booliis Xasan Aadan xasan kaas oo xalay degmada Boondheere ee gobalka Banaadir ku dilay labo qof oo shacab ahayd. Dilka marxuumiintaas…