Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Warbixisay Kororka Ku Yimid Kiisaska Coronavirus Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyey ee ku aadan xanuunka Coronavirus, wasaaradda ayaana xaqiijisay inuu jiro korarka xanuunka ee bulshada dhexdeeda ah… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ciidamada Booliska Somaliland oo Goob Fagaaro ah Ku Gubtay Qaad Laga Keenay Itoobiya Taliska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa ku guulaystay in ay gacanta ku soo dhigaan Qaad badan oo la doonayey in la soo galiyo deegannada Somaliland, ka dib hakad la geliyey muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Qofkii Sedexaad Ee Soomaali ah oo Cudurka Covid-19 Ugu Geeriyooday Dalka Mareykanka Allah ha naxariistee waxaa Magalaada Seattle ee Gobolka washington Cudurka safmareenka ah ee Karoona Feyrus ugu geeriyooday Marxuumad Jamiilo Cumar Cabdalla Shujaac oo ka mid aheyd Soomaalida ku nool dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa S/Guuto Cabdi Xasan Xuseen u magacaabay Taliyaha Ciidanka Booliska Puntland. Madaxweyne Deni ayaa sheegay in loo baahanyahay in la dar dar geliyo…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Ra’iisul-wasaaraha New Zealand oo Ku Dhawaaqday Iney Ka Adkaadeen “Covid-19” Ra’iisul-wasaaraha New Zealand Jacinda Ardern, ayaa ku dhawaaqday in waddankeedu ay u suurtagashay iney joojiyaan faafitaanka fayaraska Coronavirus oo ay ka hortageen inuu bulshada badankeeda uu saameyn ku yeesho. Waxey tilmaantay…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Eng Axmed: Amnigiii Yaraa ee Lagu Heystay Degmada Diinsoor Ayaa Gacanta Ka Baxay Eng Axmed Macallin Cali oo ka mid ah aqoonyahanada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwooda ka soo jeeda deegaannada maamulka Koonfur galbeed islamarkaana wareysi dhinaca internedka ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Sheegtay in 9 Qof Ay Isbitaal Martiini ugu Geeriyoodeen Coronavirus Wasaaradda caafimaadka xukuumadda Soomaaliya oo goor dhow qoraal soo saartay ayaa sheegtay in xalay isbitaalka Martiini ay ku geeriyoodeen 9 qof oo la xanuunsanayay cudurka COVID-19 waxa ayna wasaaraddu tacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Mooshinno iska Soo Hor Jeeda oo Laga Kala Gudbiyay Madaxweyne Waare iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Magaalada Jowhar waxaa ka soconaya khilaaf xooggan oo soo kala dhex galay madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare iyo guddoomiyaha baarlamaanka maamulkaasi Sheekh Cusmaan Barre kaasi oo sababay in la…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Madaxweyne Deni oo Xilalkii Ka Qaaday Saraakiisha Booliska Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa xeer madaxweyne waxa uu xilalkii uga qaaday taliye ku xigeennada booliska maamulkiisa isaga oo magacaabay taliyaha booliska Puntland. Masuuliyiina xilalka laga qaaday…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Sawirradii Farmaajo ee Waddooyinka Muqdisho Surnaa oo La Gubay Tillaabo nooceeda ah tii ugu horeysay ah tan iyo markii la bilaabay hannaanka yegleelidda jahhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya burburkii kadib ayey sabtidii dadweyne careysan ku gubeen gudaha caasimadda Muqdisho sawirada…