Akhriso: Maxay Goobjoog u Sheegeen Wasaaradda Caafimaadka Df iyo Dr. Maxamed Fuje? Sheeko:Dalka Iyada oo la duulayo cod ku faafay baraha bulshada kaas oo Dr. Maxamed Fuje oo ah madaxii hore ee xafiiska hey’adda WHO ee Soomaaliya uu ku sheegay in 64 god… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoorqoor iyo Xaaf Oo Ku Kulmay Magaalada Galinsoor Wafdi uu hogaaminayo madaxweyne Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa waxa ay magaalada Galinsoor kula kulmeen madaxweynihii hore ee maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Madaxweynihii hore ee Galmudug Xaaf ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran oo La Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya Madaxweynihii hore ee Soomaaliya haatana ah guddoomiyaha madasha xisbiyada qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu magaalada Muqdisho kulan kula qaatay safiirka midowga Yurub u fadhiya Soomaaliya Amb Nicolas Berlanga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyihii Hore ee Baarlamaanka Koonfur Galbeed oo Xil Looga Magacaabay Xukuumadda Kheyre Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa Cabdulqaadir Shariif Sheekhuna Maye u magacaabay Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Degreeto ka soo baxday xafiiska raiisul wasaaraha dalka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxkamadda Sare ee Dalka oo Soo Saartay Go’aanno Warsaxaafadeed ka soo baxay guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka ayaa waxaa lagu kordhiyay muddadii la hakiyay dhageysiga dacwadaha madaniga ah, fursadaha dacwadaha cusub, racfaan qaadashada iyo fulinta ee madaniga ilaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidanka Dowladda oo Sheegay in Xubno Ka Tirsan Al Shabaab Ay Ku Dileen Qeybo Ka Mid Ah Hiiraan Howlgal ay Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ka sameeyeen inta u dhaxaysa degmooyinka Buulo-burte iyo Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan ayay ku dileen Afar xubnood oo ka tirsanaa dagaalamayaasha Al-Shabaab, sida lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Shaacisay Natiijadii Ka Soo Baxday Baaritaankii Dad Ay u Karaantiishay Xanuunka COVID-19 Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxa ay shaacisay natiijada ka soo baxday baaritaan ay ku sameysay dad ay dhowaan magaalada Garoowe ku karaantiishay kuwaas oo looga shakiyay in ay qabaan xanuunka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qofkii 2-aad oo Ka Shaqeynayay Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya oo Laga Helay Coronavirus Qofkii labaad oo la shaqeynayey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa la xaqiijiyay inuu qabo Cudurka Covid 19, sida uu sheegay Xafiiska (UNSOM) ee Muqdisho. Qofkan oo ajanabi ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland Oo Markale Qaad Ku Gubtay Magaalada Boosaaso Ciidanka booliska gobalka Bari ayaa xalay meel fagaare ah waxa ay ku gubeen qaad la sheegay in si dhuumaalaysi loo soo galin rabay xarunta ganacsiga maamulka Puntland ee Boosaaso. Qaadkaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Warka Subax ee Goobjoog 05-04-2020 Qodabada saakay ugu waa weyn warka subax ee GoobjoogFM ayaa waxa ay kala yihiin: Xafiiska UNSOM ee Somaliya ayaa xaqiijiyay in qof labaad oo ka mid ah shaqaalaheeda laga helay…