Xildhibaan Odowaa oo Bogaadiyay Golaha Wasiirda Cusub ee Galmudug Sheeko:Dalka Xildhibaan Abdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa ayaa hambalyo iyo bogaadin waxa uu u diray golaha wasiirada cusub ee maamulka Galmudug oo ay ka mid noqdeen xildhibaano caan ah. Odowaa ayaa tilmaamay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Fiqi: Lama Huraan Waa Halkii Laga Yimid Iyo Galmudug Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi oo madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor u magacaabay wasiirka amniga ee maamulkaasi ayaa soo saaray warsaxaafadeed uu uga hadlayo magacaabistiisa. Fiqi ayaa waxaa uu bulsha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Saabir Shuuriye: Waxaan Go’aan Sannay inaan Lixaadkeenna isugu Geyno Hormarka Dadka iyo Deegaanka Galmudug Xildhibaaan Saabir Nuur Shuuriye ayaa waxaa uu markii ugu horeysay ka hadlay in wasiir looga magacaabay maamulka Galmudug isaga oo arrinkaasi si weyn u soo dhoweeyay. Saabir Shuuriye ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo War Ka Soo Saartay Salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda Cabsi Laga Qabo COVID-19 Dartii Wasaaradda Awqaafka iyo Arrimaha diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa ay soo saartay amarro ku aadan sida bulshadu ay u oogayaan salaadaha Cishaha iyo Taraawiixda,inta lagu guda jirow xiliyada Bandowga.…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taliska Booliska Soomaaliya oo Xabsiga Dhigay Askari Xalay 2 Qof Ku Dilay Muqdisho Taliska ciidanka booliska Soomaaliya ayaa xabsiga u taxaabay dable booliis Xasan Aadan xasan kaas oo xalay degmada Boondheere ee gobalka Banaadir ku dilay labo qof oo shacab ahayd. Dilka marxuumiintaas…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Dr. Yuusuf Hiraabe oo u Geeriyoodey Covid 19 Waxaan maanta magaalada Muqdisho Covid 19 ugu geeriyoodey Dr. Yusuf Axmed Hiraabe oo si aad ah looga yaqaanno magaaada. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhdiisa oo Kooban: Dr. Yusuf Axmed Hiraabe, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo Qoraal Kasoo Saarey Heshiisyada Galmudug iyo Jubbaland Madasha Xisbiyada Qaran ayaa qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyay heshiisyada siyaasadeed ee Galmudug iyo Jubbaland.
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda oo shaacisay in Berri ay Tahay Maalinta Koowaad Ee Bisha Ramadaan Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta berri ah ay tahay maalinta koowaad ee bisha Ramadaan, bulshada kuwaaada wax heysatana looga baahanyahay inay is caawiyaan. Guddoomiyaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Dowladda Oo Diyaarisay Qorshe Lagu Yareynayo Saamaynta Cudurka COVID-19 Uu Ku Yeelanayo Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ka jawaabaysa saamaynta uu cudurka COVID-19 ku yeeshay habsami u socodka waxbarashada ayaa diyaarisay qorshe lagu yareynayo saamaynta cudurka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Somaliland oo Muddo Hakad Gelisay Qaadkii Imaan Jiray Coronavirus Dartii Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland ahna guddoomiyaha guddiga ka hortagga faafitaanka xanuunka COVID-19 Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa sheegay in maanta uu soo gana gaboobay kuala ay la lahaayeen ganacsatada ka shaqeyso Qaadka…