Wasaaradda Caafimaadka oo Mar Kale Baaq u Jeedisay Shacabka Soomaaliyeed Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale ugu baaqday dadka Soomaaliyeed inay qaataan talooyinka caafimaad ee qaybta ka ah dadaallada lagu xakameynayo cudurka sida dhaqsaha u… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo ka Hortimid Barnaamijka Baxnaano Ee Villa Somalia. Somaliland ayaa maanta ka hortimid barnaamijka baxnaano oo dhawaan madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka furay Muqdisho, Barnaamij Baxnaano ayay sheegtay dowladda Soomaaliya in lagu taakulaynayo dadka danta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhageyso: Barnaamij Wareedka Galabnimo ee Goobjoog 22-04- 2020 Qodobada ugu waa weyn barnaamij wareedka galab ee GoobjoogFM ayaa kala ah: Al-Shabaab ayaa la sheegay in ka badan 40 Ruux ku dileen dalka Mozambique ee qaaradda Africa. Khilaaf xooggan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Dowladda Soomaaliya oo Amarro Dul Dhigtay Masaajidda Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda diinta iyo awqaafta xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa waxaa amarro lagu dul dhigay masaajidda lagu oogo salaadda si looga hortago xanuunka COVID-19. Wasaaradda ayaa fartay culumada…
8 daqiiqo Sheeko:Dalka Farqiqa Labada Nidaam Doorasho ee 2020/2021 oo Midna Golaha Wasiirrada ee Jfs Ansixiyeen, Midna Golaha Shacabku Ansixiyeen HORDHAC Soomaaliya waxaa helay dib u dhac saameeyay dhammaan haykalkii dawladnimo iyo hannaankii geeddi – socodka hore u marka shacabka. Siddeed sano (8) ayaa laga joogaa wakhtigii Soomaaliya ay ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Soomaaliya oo Digniin Adag U Jeedisay Ganacsatada Wasiirka wasaaradda ganacsiga iyo warshadaha xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Cali Xasan ayaa waxa uu digniin adag u jeediyay ganacsatada Soomaaliyeed isaga oo uga digay inay kordhiyaan qiimaha maciishadda inta lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Puntland oo Sheegtay in Shaqsi Looga Shakisanaa Coronavirus uu Geeriyooday Guddiga ka hortagga xanuunka COVID-19 ee maamulka Puntaland ayaa waxa ay sheegeen in shaqsi dhowaan looga shakiyay in uu qabo cudurka Coronavirus uu xalay ku geeriyooday deegaannada maamulkaasi. Qoraal ka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Goodax Barre: Waxaan aad uga Walaacsanahay Xiisadda Dhaqaale Dirirka ee Puntland iyo Hiiraan Wasiirka waxbarashada xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdulaahi Goodax Barre oo ka hadlay hadallo ka soo kala baxay madaxweynaha maamulka Pntland iyo guddoomiyaha gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cusmaan ayaa waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Tiradii ugu Badnayd Oo Soomaaliya Ugu Geeriyootay Xanuunka Coronavirus Sida ay shaacisay wasaaradda cafimaadka Soomaaliya waxaa gudaha Soomaaliya xanuunka COVID-19 ugu geeriyootay 6 ruux waana tiradii ugu badnayd ee dhimasho ah ooh al maalin la diiwaan galiyay. 24-kii saac…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya oo Fariin U Dirtay Isbitaalada Wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fartay maamulayaasha isbitaallada gaarka loo leeyahay inay bukaannada daryeelka caafimaad usoo doonanaya ay u qaabilaan sida ugu habboon, ugu fudud, uguna taxadarka badan. Wasiirka…