Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Coronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Gudaha Dalka Sheeko:Caafimaadka Wasiirka Caafimaadka i yo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa xaqiijisay in 24-kii saac ee lasoo dhaafay la diiwaan geliyay 71 xaaladood oo COVID19 ah, taas oo tirada… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Waxbarashada Wasaaradda Waxbarashada Puntland oo Dib u Dhigtay Waqtiga Imtixaanka Shahaadiga ah Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee doowlad goboleedka Puntland ayaa sheegtay in wasaaraddu dib u dhigis ku sameysay qabashada Imtixaanka Shahaadiga oo sanad weliba laga qaado arday dugsiayada sre iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Amarro Kasoo Baxay Guddiga Ka Hortagga COVID-19 Ee Somaliland Guddiga wacyigelinta ka hortagga xanuunka Coronavirus ee Somaliland ayaa soo saaray amarro ku aadan isku imaatinka iyo isku socdka bulshada ku dhaqan Somalilnad, sababo laxiriira xanuunka xanuunka safmarka ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xasan Sheekh: Afar Sano Kahor Meeshii aan uga Tagney Qaddiyadda Badda Ayey Wali Taagantahay Madaxweynihii hore ee soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxa uu kaga hadlay dacwadda badda soomaaliya oo Kenya muran galisay isagoo sheegay…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Talaadadii, Maxkamadda Cadliga Adduunka waxaa ay go’aamisay in dacwada badda ee Soomaaliya iyo Kenya la dhageysto March 2021, waa markii 3-aad ee ay sidaasi sameyso. Haddaba, Goobjoog News waxaa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Midowga Yurub oo DF Ka Dalbaday iney Laalaan Eedaha Ka Dhanka Ah Weriye Gurbiye Qoraal ay soo saartay Maria Arena, oo madax ka ah guddiga hoosaadka xuquuqda aadanaha ee baarlamaanka midowga Yurub ayey uga hadashay weerarrada joogtada ah ee ka dhanka weriyeyaasha Soomaalida iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Soomaaliland oo Maanta Diiwaan Gelisay Tiradii ugu Yareyd oo Coronavirus Ah Soomaaliland ayaa shaacisay in maanta deegannadeeda laga helay kiisas aad uga yar kuwii maalmihii la soo dhaafay ay shaacinayeen waana caabuqa sida adag dunida u saameeyay ee COVID-19. Wasaaradda caafimaadka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga AMISOM oo Duqeyn Madaafiic Ah Ka Geysatay Qeybo Ka Mid Ah Shabeellaha Hoose Wararka aan ka helayno gobalka Shabeellaha hoose ayaa waxa ay sheegayan in xalay ciidanka AMISOM ee ku sugan gobalkaasi ay duqeyn madaafiic ah ka geysteen qeybo ka mid deegaana Shallan-bood…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Goobjoog oo Heshay Dokomentiyo La Xiriira Dib u Dhigista Dacwadda Badda iyo Doodda Kenya iyo Soomaaliya ee ICJ Maxkamadda cadliga adduunka ee ICJ ayaa talaadadii ku dhawaaqday in markii 3-aad dib loo dhigay kiiska baddda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ka dib markii Nairobi ay dalbatay in…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Qarax uu Ka Badbaaday Sarkaal Ka Tirsan Booliska Soomaaliya oo Ka Dhacay Muqdisho Faahfaahinno kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax saakay lala eegtay sarkaal sare oo ka tirsan booliska Soomaaliya kaas oo ka dhacay agagaarka isgoyska Banaadir ee magaalada Muqdisho. Qaraxan oo…