1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dadka Lagu Arkayo Caalamadaha Caronavirus oo Ku Soo Badanayo Galmudug Waxaa sii kordhaya tirada dadka lagu arkayo caalamadaha Caronavirus sida ay sheegtay wasaarada caafimaadka Galmudug Waxaana Ilaa 54 sambal oo laga qaaday dad lagu arkay caalamadaha caabuqa COVID19 ayaa wasaarada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbaxyaal Careysan iyo Ciidamada Booliska oo Iskula Dhacay Magaalada New York Bandowgii lagu soo rogay qaar ka mid ah magaalooyiinka Mareykanka ayaa waxaa uu hor istaagi waayay dibadbaxayaasha ka careysan geeridii ninkii madowga ahaa George Floyd, ninkan ayaa ku dhintay magaalada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Somaliland oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wado Tukaraq. Wararka saaka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa, waxaana meel deegaanka u dhow fariisin ku leh…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Askari Qof Shacab Ku Dilay Muqdisho. Waxaa saakay ciidamo ka tirsan dowladda federaalka Soomaaliya wiil dhaliyaro ah ay ku dileen suuqa Siinaay kaas oo lagu magaacaabi jiray Maxamed Abuukar Tuuryare. Wararka goobta laga helayo ayaa sheegayo ciidamada …
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland oo Faysal Cali Waraabe Ku Eedeeyey Hurinta Colaad Somaliland Dhexdeeda ah Guddoomiyaha golaha Wakiillada Somaliland Baashe Maxamed Faarax oo warbaahinta kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa ka jawaabay hadal dhowaan ka soo yeeray guddoomiyaha xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe. Guddoomiyaha ayaa tilmaamay…