Wararka saaka ka imaanaya degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland ay halkaasi dhaq dhaqaaqyo kala duwan ka wadaa, waxaana meel deegaanka u dhow fariisin ku leh ciidamada Puntland.
Deegaan ayaa waxaa dhowr waxaa ka dhacay dagaallo u dhaxeeyey Somaliland iyo Puntland oo qolo weliba ay sheegato deegaanka in iyado leedahay waxaana ka dhashay khaasare badan oo labada dhinaca mudadaas.
Goobjoog News