Muuqaal-Madaxweyne Geele Oo Xaqiijiyay Kulanka Rasmiga Ee Madaxweyne Farmaajo Iyo Muuse Biixi
				Sheeko:Wararka Caalamka			
			 
		Madaxweyanaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele ayaa xaqiijiyay kulanka rasmiga ee u dhaxeeya Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo Iyo Muuse Biixi Cabdi.