Wadahadallada Jabuuti Ee Soomaaliya iyo Somaliland: Yaa Guuleystay Yaase Khasaaray? Sheeko:Dalka Shir madaxdeedka ka dhacay Djibouti waxaa durba kasoo ifbaxaya sida dhinacyado ugu kala guuleysteen tartanka diblomaasiyadda. Warmurtiyeedka kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibadda ee Djibouti ee ku saabsan shirkii u dhaxeeyay… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Isbitaal Ka Dhagax Dhigay Deegaanka Af-barwaaqo Madaxweynaha dowlad Goboleedka Galmudug ayaa dhagax dhigay dhismaha Isbitaal la qorsheynayo in laga hirgeliyo markii u horeeysay muddo 30 ka badan deegaanka Af-barwaaqo oo ka mida deegaannada ay ka jireen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Ayuub Cismaaciil ” Waa sharci daro in kulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Senator Ayuub Cismaaciil oo ka mid ah xildhibaanada golaha Aqalka sare ayaa sheegay in ay sharci daro tahay inkulanka aqalka sare lagu qabto aalada ZOOM-ka “ Halkan Ka Daawo Xildhibaan Ayuub…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Senator Fartuun “ Waxaan Kulanka U Baajinay Inaga Oo Diidnay In Lagu Qabto Aalada ZOOM ” Senator Fartuun Cabduqaadir Faarax oo ka mid xildhibaanada aqalka sare ayaa sheegtay in qabsoomada kulanka golaha aqalka sare ay u diideyn in lagu qabto aakada ZOOM -ka Halkan Ka Daawo Xildhibaan Fartuun Cabduqaadir …
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somalinad oo Fashilmay “Somalinad ma dooneyso in ay ku biirto Soomaaliya”, erayadaas oo ka mid ahaa khudbadda Madaxweyne Muuse Biixi ayaa meesha ka saaray qodobka ugu muhiimsan ee dowladda federaalka ah dooneysay ee…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka Covoronavirus 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa warbixinteeda maalilaha ee COVID-19 waxaa ay ku sheegtay in maanta la diiwaan geliyey 24-kiis oo xanuunka Coronavirus ah. Wasaaradda ayaa xustay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Jubbaland oo Ka Hortimid In Loo Aqoonsado Maamul KMG Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa ka hortimid hadal ka soo yeeray dowladda fedraalka Soomaaliya, kaas oo lagu sheegay in dowaladdu madaxweynaha Jubbaland ay u aqoonsatay madaxweyne kumeel gaar ah. Wafsaxaafadeed ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka oo Soo Dhaweeyey Wada Hadallada Soomaaliya iyo Somaliland Dowladda Mareykanka ayaa soo dhaweysay wadahadalada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Soomaaliland uga furmay magaalada Jabuuti ee xarunta Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka uu…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wufuudda Dowladda Federaalka ah iyo Somaliland oo Kulmay Waxaa dalka Djibouti ku kulmay wufuuddii ka kala socotay dowladda federaalaka ah iyo Somaliland iyada oo ay goobjoog ka yihiin madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle iyo ra’isul wasaare Abiy Axmed. Waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sidee Wufuudda Wada Haddalada Soomaaliya Somaliland Loogu Soo Dhoweeyey Djibouti?+Sawirro Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay ka mid yihiin Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xasan Cali Khayre, Guddoomiyaha Golaha Shacabka Mudane Maxamed Mursal…