Maxaa Laga Filan Karaa Shirka U Dhaxeeya Madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland? Sheeko:Dalka Qaar ka mid shacabka Muqdisho oo la hadlay Goobjoog News ayaa rajo wanaagsan ka muujiyay wada-hadalada u dhaxeeya madaxda Soomaaliya Iyo Somaliland 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:War Golaha Abwaanada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkood Golaha Abwanaada Soomaaliyeed Oo Shacabka Iyo Madaxda Dowladda Jabuuti Ugu Digay In Aysan Iska Burburin Dalkooda
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Nuxurka Khudbaddii Madaxweyne Deni Ka Horjeediyey Furitaanka Golaha Wakiillada Puntland. Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Siciid Cabdillaahi Deni ayaa maanta magaalada Garowe ka furay kalafadhigii 46-aad ee golaha wakiillada maamulkasi, isaga oo golaha ka horjeediyey khudbad uu dhinacyo badan kaga hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Prof.Afyare “ Waa Talaabo Bogaadin Mudan Isu Soo Dhawaashaha Madaxweyne Farmaajo Iyo Axmed Madoobe ” Prof.Afyare Cilmi oo waraysi dhinacyo badan siiyay Goobjoog News ayaa soo dhaweeyay in ay wada hadlaan Madaxweyne Farmaajo iyo madaxweynaha maamulka Jubaland Axmed Madoobe.
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dad Badan oo Rayid ah oo Ku Dhintay Weerarro Ka Dhacay Nigeria Ugu yaraan 20 askari iyo in ka badan 40 qof oo rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in lagu dilay weeraro ka dhacay gobolka Borno, ee waqooyi bari dalka Nigeria.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland ‘’ Ma aqbalayno natiijo kasta oo ka soo baxda shirka Jabuuti ‘’ Guddoomiyaha Barlamaanka Puntland ayaa sheegay in aysan aqbali doonin natiijada ka oo soo baxda shirka Dowladda Federaalka iyo Somaliland uga socda dalka Jabuuti. Guddoomiye Cabdirashiid Yuusuf Jibriil ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Safaaaradda Mareykanka ‘’Waa Talaabo Muhiim ah Go’aankii DFS Ay Ku Aqoonsatay Axmed Madoobe ‘’ Qoraal ka soo baxay safaaradda Mareynkanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in talaabo hore loo qaaday ay ahayd , aqoonsigii Dowladda Federaalka ee Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam. Waxa lagu…
2 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Cabdullahi Xasan Sulaymaan Baliil “Daawasho La’aan Ayaa Ka Jirta Horyaalka Soomaaliya ” Horyaalka Soomaaliya ayaa waxaa ku yimid hoos dhac dhinaca daawashada kamana qeyb galaan taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta,inkastoo ay jiraan kuwa yar oo taga garoomada Eng.Yariisow ee degmada Cabdicasiis iyo garoonka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Shil Khasaare Dhaliyey oo Ka Dhacay Dhuusamareeb Waxaa warar kale duwan ay ka soo baxay shil khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Dhuusamareeb, kadib markii ay isku dhaceen labo gaari. Shilka ayaa yimid ka dib markii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Deni oo Maanta Furaya Kalfadhiga 46aad Ee Golaha Wakiillada Puntland Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Garowe ee caasimaadda dowlad goboleedka Puntland uu ka furmo kalfadhigii 46-aad ee golaha Wakiillada maamulkaasi. Furitaanka Kalfadhiga waxaa ka qayb galaya Madaxweynaha Puntland Siciid…