Beelo Heshiis Ka Gaaray Colaad Muddo Ka Taagneyd Gobolka Hiiraan Sheeko:Amniga Beelo ku dagaalamay gobolka Hiiraan ayaa gaaray heshiis lagu soo gaban gabeynayo colaad muddo ku soo noqnoqday deegaanno hoos tago gobolka , kaas oo geystay dhimasho iyo dhaawac labada dhinac… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Farmaajo oo Jibouti Uga Mahadceliyey Marti-gelinta Wadahadllada Soomaaliya iyo Somaliland Madaxweynahadowladda federalka Soomaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey Shirka wada hadallada Soomaaliya iyo Somaliland ayaa tilmaamay maamuuska walaaltinimo ee ku xeeran wadahadalladan iyo himilada shacabka Soomaaliyeed ay u…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Maxaa Looga Hadlayaa Kulanka Maanta Ee Golaha Shacabka? Xildhibaannnada golaha shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu wadaa in maanta ay kulan ku heeshaan xanuta Villa hargeysa ee magaalada Muqdisho. Anjandaha kulanka golaha ayaa waxaa uu yahay in…