Beesha Caalamka oo Soo Dhoweysay Baaqii Farmaajo Ee Dowlad Goboleedyada Sheeko:Baarlamaanka Saaxiibada Soomaaliya ee caalamka ayaa soo dhoweeyey soo jeedinta madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ee uu 14-kii bishan ku dhawaaqay in la qabanayo shir dhexmara madaxda dowladda federaalka, madaxweynayaasha shanta… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ruushka iyo Turkiga oo Dib u Dhigay Wadahadalladii Liibya Dowladaha Ruushka iyo Turkiga ayaa dib u dhigay wadahadalo ay ka yeelanayeen arrimaha Libya sababo la xiriira khilaaf ka taagan gulufka ay xukuumadda Libya ee taageerada ka haysata Ankara ku…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dowladda Jibouti oo Ka Warbixisay Xirigga Duuliye Fu’aad Yuusuf iyo Sababta Ka Dambeysay Dowladda Jabouti ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka duuliye Fu’aad Yuusuf Cali, oo u xiran dowladda oo maalmii tagay hadal heyntiisu ay qabsatay baraha bulshada, waxaana dowladdu ay sheegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdigii Dowladda Soomaaliya Uga Qeyb Galay Shirkii Djibouti oo Dalka Dib Ugu Soo Laabtay Wafdigii dowladda Soomaaliya uga qeyb galay furitaanka shirkii wadahadallada Soomaaliya iyo Somaliland, kaas oo ka furmay dalka Jamahuuriyadda Jabouti ayaa gelinkii dambe ee maanta soo gaaray gudaha dalka. Wafdiga ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Wasaaradda Caafimaadka oo Ka Warbixisay Kororka COVID-19 24-kii Saac Ee Tagtay Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federalaka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in COVID-19 dalka laga diiwaan geliyey kiisas cusub, kuwaas oo gaarayo 39 xaalaadood oo Coronavirus ah. Wasaaradda ayaa xustay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Madaxweynaha Galmudug oo Kulan La Qatay Bulshada Deegaanka Afbarwaaqo+ Sawirro Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ay wehliyaan xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug iyo xildhibaano kamid ah Baarlamaanka Soomaaliye, ayaa kulamo wadatashi ah la qaatey Bulshada ku…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Maamul Cusub oo Loo Magacaabay Deegaanka Jaziira Wareegto ka soo baxday xafiiska Guddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax ayaa lagu magacaabay Maamulka Deegaanka Jaziira ee Degmada Afgooye kadib markii uu ogaaday baahida loo qabo helidda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqaal :-Madaxweyne Biixi Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta Soomaaliya iyo Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Hadlay Shirka Dhab U Heshiisiinta Soomaaliya Iyo Somaliland Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyey munaasabadda daah furka go’aamadii shirka dhab u heshiisiinta DFS iyo Somaliland ayaa u rajeeyey in shirkani uu guul,…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Wasiirka Amniga Galmudug oo Dhagax Dhigay Xero Lagu Tababarayo Booliska Galmudug Wasiirka Amniga Gudaha Galmudug oo ay wehliyaan wasiirada Dekedaha iyo kaluumaysiga, iyo wasiirka Bey’ada iyo horumarinta reer Miyiga, Guddoomiyaha Cadaado iyo saraakiil kale ayaa maantay dhagax dhigey Akademiyada Tababarka Ciidamada…