U bood dhigaalka

Ibraahim Geedow “ Madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Lala Xisaabatamaa”

Juun 17, 2020

Ibraahim Geedoow Cawaale oo ah qoraa iyo falanqeeye ciyaaraha gudaha ayaa sheegay saamilayda isboortiga dalka ay la xisaabtamaan mas’uuliyeenta hogaaminaysa Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya

Halkan Ka Daawo Qeyb Ka Mid Waraysi Dhinac Skyp-ka Uu Falanqeeye Geedow Siiyay Goobjoog