Muuqaal:-Hay’adaha U Dooda Xuquuqda Haweenka Ayaa Golaha Shacabka Ka Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Sheeko:Dalka Hay’adaha u dooda Xuquuqda Haweenka oo si wadajir ah ugu baaqay in la cadeeyo doorka haweenka ee siyaasadda iyo meel marinta sharciga Jinsiga. Halkan Ka Aqriso Ururada Haweenka Oo Baarlamaanka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Dood Wadaag Looga Hadlayay Xalka Colaadaha Gobalka Mudug oo Gaalkacyo Lagu Qabtay Dood wadaagaan oo ahaa mid looga Hadlayay sida xal-waara looga gaari lahaa colaadaha kusoo laa laabta deegaanada gobalka Mudug isla markaana ay soo Agaasimeen madasha Nabada iyo Is dhaxgalka dhallinyarada…
2 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Golaha Shacabka oo Laga Dalbaday Meelmarinta Hindise-sharciyeedka Jinsiga Shirkaan oo ay soo qaban qaabiyeen urrurada ka shaqeeyaya arrimaha xuquuqda haween ee SSWC,IIDA Iyo SWA ayaa looga haylayay sidii loo meelmarin lahaa hindise shariciyeedka jinsiga ee haatan horyaala Barlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Amniga Ruushka, Turkiga iyo Iiraan oo Kulan Gaar ah Ka Yeelanaya Arrimaha Suuriya Wasiirka arrimaha dibadda Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa shaaciyay in uu jiri doono kulan u dhexeeya xukuumadaha Ankara, Moscow, iyo Tehraan kaasoo looga arrinsan doono arrimaha dalka Suuriya. Wasiirka ayaa sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Dowladda Soomaaliya oo Markale Dib u Dhigtay Furitaanka Duulimaadyada Gudaha Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada ee Xukumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad {Oomaar} oo la hadlay goordhaw Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in mar kale dib loo dhigay furitaanka duulimaadyada sabab…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Kenya iyo Jabuuti oo Maanta Ku Tartamaya Kursiga Aan Joogtada Aheyn Ee Golaha Ammaanka QM Dowladaha Kenya iyo Jabuuti ayaa Maanta oo Arbaco ah waxaa ay ku tartami doonaan Kursiga aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay, kaasi oo la wada sugayo Natiijada kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Caafimaadka Muuqaal:-Isbitaalka Cadaado Oo Loogu Deeqay Qalab Looga Hortago Cudurka Cornavirous Hay’adda Kalkaal Hospital Foundation oo qalab Caafimaad ugu deeqday Isbitaalka Guud ee Cadaado
1 daqiiqo Sheeko:Caalamka Maxay U Mira Dhali la’ Yihiin Wadahadalada Dowladda Federaalka Iyo Somaliland Waxaa Sharaxaad Ka Bixiyay DR.Xasan Maxay u mira dhali la’ yihiin wada hadalada Dowladda Federaalka iyo Somaliland mudo ka badan toban sano ah Waxaa sharaxaya Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ah bare Jaamacadda Umadda.…
2 daqiiqo Sheeko:Amniga Taabit: Ma’ahan Wax La Aqbali Karo In Ciidankii Loo igmaday Difaaca shacabka in Ay Dib Ugu Soo Laabtaan Taabit Cabdi Maxamed guddoomiyihii hore ee gobolka Banaadir ayaa ka hadlay dil galinkii dambe ee shalay degmada Xamarjabab askari ka tirsan boolika Soomaaliya uu ku dilay Oday miis yar ku…
1 daqiiqo Sheeko:Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Xiriirka Kubbadda Cagta Waa In Uu Horomar Gaarsiiyaa Maamul Goboleedyada ” Ibraahim Geedow Cawaale oo ka mid ah falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha ayaa sheegay in Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya laga rabo in ay horomar iyo dhaqaalo geliyaan ururada kubbadda cagta Maamul Goboleedyada…